Punt Sports

Punt Sports Ku saLLi Xabiibkeena (s.c.w) ❤️

06/02/2026

Mubaarak FC 👏❤

23/01/2026

Doon Yaa Doon 🐐 7⃣

Waa Free-kicker caaLamiya 🙌👀

23/01/2026

Sanad kii H**e 👇

GoboLka NugaaL🐐

GobLka Bari 🐬

Magacayga Waa Soo Xasuusanaa Baa kadhacdey 👀😂

09/01/2026

War-Wayn 🚨
Garowe waxaa maanta lagu maamuusay ciyaaryahan mar ku dhawaaday inuu kubada ka hadalsiiyo.!

Bahda ciyaraha Casimada iyo kooxda Manoco aya kulan maamuus ah Mire-Awaare galabta ugu sameyay Ciyaaryahan H**e Ahmed Ali Kaahin kaas oo hadii ay kubadu hadli lahayd isaga la shekaysan lahayd habka uu teenbada Kubada u tumaayo awadeed.

Manoco City Club Mcc iyo bahda sports ku wa iney Legend's kaa inta iyo kabadan ba ay sii taraan waLi wa laga fa'idaysan karaa Hibadiisa kubadeede 🙌👏.

06/01/2026

Ciise Waash oo wacdaro ka dhigaya garoomada yaryar ee Garoowe

Ciise Shalay Haduu Barxada jiifay , Wakaa Maanta Garoomadii Yar_yaraa Shidanaya .

Sanad ka Kooxdee u Rajaynaysaa 3da kooxood Ee waawayn¹ ² ³ .

05/01/2026

Xidig wayn Moha Shiine Cadceed Oo Meeshuu Tagaba Shidanaya , Bandhig Sareeya ayuu ka samaynayaa koob kii Ciida Lagu dheelayay Oo Dhankaa iyo waqooyi Bari ka Socday 🐐💛.

🙌 Master Mo'5 Maxaa ku Xasuusataa Adiga Daawanaya , ani Ahaan waxan ka amiinsanay Marka La joogo Kubada cagta Gaar ahaan Bartamaha Garoon ka ama khad ka dhexe waa Kii ugu Fiicnaa Ee an arkayo JiiLkiisa 🐐🔥.

Abdikaadir New waa Macalin kii Ka Dambeeyay Aaminay wakhti Farabadana Siiyay Lacibkan isago walibana Da'yar ahaa ilaa Heer ka ugu sareeya uu manta taganyahayna Sabab u Lahaa Macalinka alle Ha karaameeyee 🙏❤.

05/01/2026

Yarkaan Laacib kaa walahia wuxuu isoo Xasuusiyay Ronaldinho 👀👀.

10/10 Ku Qiimee aLaabtaa ⏳ 👇 .

゚viralシfypシ゚viralシ .

14/07/2025

Meherada Caan kaa Ee Champion Oo ciyaaraha Laga Daawado 1,000 naan dhalinyarana ay isugu Yimaadaan kana Daawanayeen Ciyartii PSG - iyo Chelsea udhaxaysay Ee Club World Cup ka Oo ku TaaLa Casimada Garoowe xalay sidanaa kadhacdey .

Fikrkaagu waa muhiim 1 iyo 2 wax ka dheH , Oo Labadaa Tageere kaLa Saara , midna waa arsenaL Fun , midka kaLena waa Chelsea Fun , si kaLe Hadaan idiin ku Dhigana Midna Waa (Qu'een Elizabeth tii Bakhtiday ) kan kaLana waa Donald J. Trump ka NooL .

Address

Garoowe

Telephone

+252907448934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Punt Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category