X.Wadajir Garoowe

X.Wadajir Garoowe football is respect ⚽️

22/08/2026

Hamblyo Hamblyo championska koopka heerka 4aad ee caasimada garoowe dadalkina halakaas ka sii wada dhalinyaro 🙏🏽❤️🏆

07/08/2026

Kooxda heerka koowaad ee gobalka nugaal wadajir fc 🔥❤️🩸

Bile faysal daahir (bile waako) Kusoo dhawaw kooxda wadajir fc ee heerka kowaad ee gobalka nugaal  🙏🏽
28/06/2026

Bile faysal daahir (bile waako) Kusoo dhawaw kooxda wadajir fc ee heerka kowaad ee gobalka nugaal 🙏🏽

01/10/2025

Garoowe xaafada wadajir :mantay ay tariikhdu tahay
01/10/2025
Waxaa xafada wadajir ka furmay koob ay ka soo wayb galayn 24 koxood kana kala yimid xafadaha Garoowe
Maamulka xafada oo ay iangu hogaaminayso Hooyo Fu,ad diriye mar waliba u tagan horumarka xaafada iyo dhiiri galinta ubadka soo kacayo in la madadaaliyo
Hooyo waxanu kuleenahau adiga iyo dowlladaba waxad inoo tihiin hormuud anu kudayano allah idin xifdiyo

Ilaahow, waxaan kaa baryayaa naxariistaada  iyo barakada maalintan weyn ee Carafo, inaad bogsiiso walaalkay H.E. Abdifat...
05/06/2025

Ilaahow, waxaan kaa baryayaa naxariistaada iyo barakada maalintan weyn ee Carafo, inaad bogsiiso walaalkay H.E. Abdifatah Said Yasen

Oo muddo kusiman inogaka jira Ilaahow, caafimaadkiisii u soo celi, qalbigiisa nuur sii, qalbiyadeenna deganaan ku beer 🤲🏼🤲🏼

ASXAABEY IIGUNA DUCEEYA WALLKEY DHAMAANTIIN

اللهم اشفِه شفاءً لا يغادر سقماً🤲🏼🤲🏼

KuLan zhptinimo oo ka dhacaya galabta garoonka mire awaare.Labada team wxan urajeynayaa iney soo bandhigan ciyaar qurux ...
04/06/2025

KuLan zhptinimo oo ka dhacaya galabta garoonka mire awaare.
Labada team wxan urajeynayaa iney soo bandhigan ciyaar qurux badan.
X.Wadajir Garoowe

Kooxda Caasimada 🫡👏X.Wadajir Garoowe
01/06/2025

Kooxda Caasimada 🫡👏
X.Wadajir Garoowe

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi RaajicuunWaxaan murugo weyn ka muujinayaa geeri...
29/05/2025

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Waxaan murugo weyn ka muujinayaa geerida walaalkay iyo saaxiibkay qaaliga ah Ciise Cabdiraxmaan Xasan (Dhoodhe) – Ilaahay ha u naxariisto, janatul firdowsana ha ka waraabiyo.

Geeridiisu waa mid i dhaawacday. Waa nin dhalinyaro ah oo mustaqbal fiican lahaa, balse nasiibka ayaa ka horreeyey. Waxaan ka baryayaa Ilaahay inuu u dambi dhaafo, naxariistii janno uu siiyo.

Waxaa habeenki 16 naad badda lagu la yhy wll iyo sxb qalbiyadeena iyo quulubteenaba ku weyn Eizze Dhoodhe Jr. Aan u duce...
06/05/2025

Waxaa habeenki 16 naad badda lagu la yhy wll iyo sxb qalbiyadeena iyo quulubteenaba ku weyn Eizze Dhoodhe Jr. Aan u duceynayo waa habeen samadu furan thy oo roobna da ayeh in uu illahey nabad iyo bad qab nogula so hadal siiyo hamigiisana u rumeeyo


Family X.Wadajir Garoowe
13/04/2025

Family X.Wadajir Garoowe

Address

Garoowe

Telephone

+252906179042

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when X.Wadajir Garoowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category