Comsed footbaall club

Comsed footbaall club welcome 🤝

Waxad Page-kan Ka Daalacan karta maclumad kasta oo aad uga baahato kooxda Heerka Caalami COMSED FOOTBALL CLUB�

Alx Waxan maanta kulan la Ciyaarnay dhigeena G.F.C Ciyaar kusoo idlaatay G.F.C 2:2 COMSED FC Comsed footbaall club
23/06/2024

Alx Waxan maanta kulan la Ciyaarnay dhigeena
G.F.C Ciyaar kusoo idlaatay

G.F.C 2:2 COMSED FC



Comsed footbaall club

MATCH DAYG.F.C vs COMSED Xuquuda swirka True Cable Sports-News
23/06/2024

MATCH DAY

G.F.C vs COMSED

Xuquuda swirka True Cable Sports-News

Safar Khayr Insha Allah dhalinyrO Kuwii Gulaysta Alle Hanaga Dhigo Comsed footbaall club
20/06/2024

Safar Khayr Insha Allah dhalinyrO Kuwii Gulaysta Alle Hanaga Dhigo

Comsed footbaall club

Qaybtii 3aaad
09/04/2024

Qaybtii 3aaad

SwirO Qaybtii 2aaad
08/04/2024

SwirO Qaybtii 2aaad

Waxa Si rasmi ah galabta inoogu dhamaaday Tartanka koobka Bisha Barakaysan ee Ramadan Ee xafada Kaambo Kaas oo galabta a...
08/04/2024

Waxa Si rasmi ah galabta inoogu dhamaaday Tartanka koobka Bisha Barakaysan ee Ramadan Ee xafada Kaambo Kaas oo galabta ay is wajaheen finalkii kooxaha Vs Ciyaaar ku soo idlaatay BarbarO
Waxa GooL ku Laad Ku Badisay Safari Fc
3:1


Comsed footbaall club

FinaL koobka  🏆 Ee Bisha RamadaaN SAFAARI FC VS  D B WORLDMaalinta isniinta 8/4/2024Comsed footbaall club
06/04/2024

FinaL koobka 🏆
Ee Bisha RamadaaN

SAFAARI FC VS D B WORLD

Maalinta isniinta 8/4/2024

Comsed footbaall club

Kulankii 4aad ee koobka  🏆 Ee Bisha RamadaaN GAASHAAN FC 0:1 MAQSUUD FCComsed footbaall club
14/03/2024

Kulankii 4aad ee koobka 🏆
Ee Bisha RamadaaN

GAASHAAN FC 0:1 MAQSUUD FC

Comsed footbaall club

Waxa Si rasmi ah galabta inoogu Bilowday Tartanka koobka Bisha Barakaysan ee Ramadan Ee xafada Kaambo oo loogu Magac Dar...
11/03/2024

Waxa Si rasmi ah galabta inoogu Bilowday Tartanka koobka Bisha Barakaysan ee Ramadan Ee xafada Kaambo oo loogu Magac Daray 🏆 Kaas oo galabta ay is wajaheen kooxaha Vs Ciyaaar ku soo idlaatay BarbarO

Comsed footbaall club

RASMI : Waxa ay kooxda   heshiis la gaartay Labada da'yar oo khibrada badan ee laacibka ka ciyaara Garabka    iyo Laacib...
17/08/2023

RASMI : Waxa ay kooxda heshiis la gaartay Labada da'yar oo khibrada badan ee laacibka ka ciyaara Garabka iyo Laacibka Khadka Dhexe ka Ciyaara ee waa xirfadleyaaL mustaqbaL ifaaya LeH kusoo dhowaada Kooxda BoweyaaL GuuLo waaweyn baan Idìn rajayn i.a

Comsed footbaall club

Guul iyo gobonimo💚💛

Macalin Abubakar Abdi Byle (jurgen klopp)1:Macalin ka xulka degmada burtinle2: macalin ka xulka degmada shaxda3: macalin...
20/07/2023

Macalin Abubakar Abdi Byle (jurgen klopp)
1:Macalin ka xulka degmada burtinle
2: macalin ka xulka degmada shaxda
3: macalin 2aad koxoda heerka gowad qardho fc
4: macalin koxda heerka gowad dalkaab fc xorgoble

Soo saaraha jiilasha cusub dhiirgaliyaha dhalinyarada mustqabal ka ah

Maxa diidaya Inu matalo xulka Gobolkiisa karkaaar
Waxa uu u qalmaa inuu matalo gobalkiisa uu ugu so shaqyey daruufaha adag

GuuL baan kuu Rajayn maclimu hdaa Nahay Bahda Comsed footbaall club

Alx Allah Ayey Mahado Dhan Usugnatay Oo Nagu Guleeyay matchkii Shalay Galab oo GuuL muhiim Ah aan Ka Gaarnay dhigeena Me...
07/07/2023

Alx Allah Ayey Mahado Dhan Usugnatay Oo Nagu Guleeyay matchkii Shalay Galab oo GuuL muhiim Ah aan Ka Gaarnay dhigeena Mexico Ciyaar kusoo idlaatay 2 : 1 guushaaz oo Qadarta Eebe ka Sakow uu sabab u ahaa Macalimu Abubakar Abdi Byle
Kaas Oo Noola Shaqeyeyy Si Xushmad iyo Qadarin Ku Dheehan tahay Guulayso macalin



Comsed footbaall club

Address

Xaafadda Israac
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

252906523495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Comsed footbaall club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Comsed footbaall club:

Share

Category