FC Nabada Football Clup

FC Nabada Football Clup Fc Nabada footbal clup waa team ka mid ah teamamka ugu faca weyn ee ka Galmudug Galkacyo

Naadiga  FC NABADA  ayaa Galabta ku soo dhaweesay Garoonka Cabdullahi Ciise Stadium 🏟 Naadiga Fc Hilaac ee ka dhisan Deg...
14/11/2024

Naadiga FC NABADA ayaa Galabta ku soo dhaweesay Garoonka Cabdullahi Ciise Stadium 🏟 Naadiga Fc Hilaac ee ka dhisan Degmada Bandiradley.

FULL TIME: 3 vs 1 FC

FALUUJA 1 - 2 f.C NABADA kooxda faca wayn f.c nabada ayaa kulan sxbtinimo la ciyaartay galabta dhigeed fc. faluujakooxda...
10/10/2024

FALUUJA 1 - 2 f.C NABADA

kooxda faca wayn f.c nabada ayaa kulan sxbtinimo la ciyaartay galabta dhigeed fc. faluuja
kooxda nabada ayaa marti i u ahayd dhigeda faluja ciyaarta ayaa waxa ay ka dhacday garoon ka wayn cawaale stadium ee galkcyo.
ciyartan aya ahayd ciyar is dhex gal iyo is barasho ah.
gaba gaba ciyaarta ayaa ku soo dhamatay 2 iyo 1
oo ay guushu ku raacday fc. nabada.

Fultime Nabada 2:1 Waryaa Star    kulanka galapta aan la dheelnay dhigeyna waryaa star ee ka dhacay garoonka Abdullahi I...
12/09/2024

Fultime Nabada 2:1 Waryaa Star
kulanka galapta aan la dheelnay dhigeyna waryaa star ee ka dhacay garoonka Abdullahi Iise stadium

FC. NABADA  1 : 1 SYLkooxdan faca wayn ee fc nabada ayaa galabtay kulan sxbtinimo la dheeshay kooxda  sylciyaartan sxbti...
05/09/2024

FC. NABADA 1 : 1 SYL
kooxdan faca wayn ee fc nabada
ayaa galabtay kulan sxbtinimo la dheeshay
kooxda syl
ciyaartan sxbtinimo ayaa ahayd kulan is dhex gal ah
ciyaartan oo ahayd kulan xamaasadiisa wata
ayaa waxa ku soo idlaay barbaro 1 iyo 1

sidoo kale kooxda fc nabada aya soo dhawayn usamaysay macalinkeeda cusub iyo ciyaartoyda kusoo biiray teamka nabada.

kooxaha fc.nabada 3 vs  2 fc.faluuja kooxda faca wayn fc nabada ayaa kulan sxbtinimo la dheeshay dhigeeda fc. faluuja .c...
25/07/2024

kooxaha fc.nabada 3 vs 2 fc.faluuja
kooxda faca wayn fc nabada ayaa kulan sxbtinimo la dheeshay dhigeeda fc. faluuja .
ciyaartan ayaa ahayd ciyaar qurux badan oo lagu soo dhawaynayay macalinka cusub ee teamka
iyo ciyaartoyda cusub ee kusoo biiray teamka.
ciyaartan ayaa waxa usoo dawasha tagay mamulka iyo legendiga teamka f.c : nabada

Waxaan biri kulan saxiibtinimo garoonka Abdullahi iise kula lee nahay kooxda fc Gaalkacyo citySaacadu waa 04:00 PM.Daawa...
01/11/2023

Waxaan biri kulan saxiibtinimo garoonka Abdullahi iise kula lee nahay kooxda fc Gaalkacyo city

Saacadu waa 04:00 PM.

Daawasho wacan dhalinyaro

Abdulahi iise stadium.

kulan sxbtinimo oo aan maanta la dheelney dhigeena kooxda syl kulaankaas oo si wanaagsan noogu soo idlaadeyNabada 1 vs S...
03/08/2023

kulan sxbtinimo oo aan maanta la dheelney dhigeena kooxda syl kulaankaas oo si wanaagsan noogu soo idlaadey

Nabada 1 vs Syl 0

28/10/2022

Cupka Elgula serie-B cup ayaa galabta toos loo daah furayaa
Kulanka furitanka waxaa dheeli dhoono

FC ELMAN VS NEW STAR

Halkani kala soco natiijada
Kulan waliba insha allah

Please like iyo flower saar page kena SFF

Waxey inoo tahay dhiiri galin

Hambalyo Xulka Qaranka Soomali πŸ‡ΈπŸ‡΄  Un17
12/10/2022

Hambalyo Xulka Qaranka Soomali πŸ‡ΈπŸ‡΄ Un17

30/09/2022

MAN DERBY sadalinta wey furantahy

Man City Vs Man Utd

Full Time: Fc Sohdo 0-1 Fc Nabada Tartanka kooxaha heerka sadexaad ee ka socda garoonka Abdullahi iise.FC Nabada Footbal...
19/09/2022

Full Time: Fc Sohdo 0-1 Fc Nabada
Tartanka kooxaha heerka sadexaad ee ka socda garoonka Abdullahi iise.

FC Nabada Football Clup

Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda Iyo Taageerayaasha Naadiga FC Nabada Football Clup  Waxay Farxada Ciidul Adhxa Darte...
08/07/2022

Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda Iyo Taageerayaasha Naadiga FC Nabada Football Clup Waxay Farxada Ciidul Adhxa Darteed Ugu Hambalyaynayaan Dhamaan Umada Muslimka Ah Gaar Ahaan Umada Soomaaliyeed Waxaan Idin Leenahay Ciid Wanaagsan .

Address

Gaalkacyo
SOM

Telephone

+252615165934

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC Nabada Football Clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FC Nabada Football Clup:

Share

Category