Astaan Golol Football Club

Astaan Golol Football Club wa page ka rasmiga ee kooxda faca weyn astaan golol football club ��

Waxaa shalay ku kulmay cupka xafdaha Dagmada   qaar kamid ha ciyaartoyda teamka   dhamaantoo waxaan lee nahy guulaysta D...
02/08/2026

Waxaa shalay ku kulmay cupka xafdaha Dagmada qaar kamid ha ciyaartoyda teamka
dhamaantoo waxaan lee nahy guulaysta

Dhamaan Family Astaan Golol Football Club guulayst

Alx waxaan galabtay la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan Casimada   kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in dhalinyartu is barta...
24/07/2026

Alx waxaan galabtay la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan Casimada kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in dhalinyartu is bartaan isna dhexgalaan labada dhinac ciyaar qurux badan oo labada team ay soo bandhigee waxay guushu raacday kooxdeena ciyaartuna waxay kusoo dhamaatay
3:2

Sidookle waxaan mahadcelin balaaran umahad celinaynaa Taabo galiyayaasha kooxda ee Elite Academy io oo kooxda casho sharaf balaaran ugu sameeyay cawada magalada
taas oo ay ka mahad celiyeen teaamka dhan waxaan leenahy mahadsanidiin 💯

family Astaan Golol Football Club guulaysta dhamaan

Alx waxaa shalay si nabad leh noogu soo dhamaaday kulan saxibtinimo aan la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan magalada   ...
20/07/2026

Alx waxaa shalay si nabad leh noogu soo dhamaaday kulan saxibtinimo aan la ciyaarnay dhigeena koox ka dhisan magalada kulankaas oo ujeedkiisa ahaa is dhexgal dhalin yaro iyo isbarasho ayaa guushu ku raacday teamkeena
iyadoo ciyaartu kusoo dhamaatay
2:0

Waxaana si uga mahad celinaynaa Safarkena Allah iyo machadka
Elite Academy oo ah taabo galiyaha kooxda qayb wayna ka qaatay is barashada dhalin yaradaas dhamaan bahda waxaan lee nahy

DHAMAAN FAMILY Astaan Golol Football Club guulaysta

Manty oo tariikhdu tahay 19 July waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka dhisan  magalada Baladwayne ku...
19/07/2026

Manty oo tariikhdu tahay 19 July waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka dhisan magalada Baladwayne kulankaa oo ujeedkiisu yahay in dhalin yaradu is dhexgalaan waxaan rajeynaynaa ciyaar qurux badan i.a

Vs

guulaysta dhamaantiin family
Astaan Golol Football Club

Alx waxaa si nabad leh nogu soo dhamaaday kulankii saaxiibtinimo ee u dhaxeeyay kooxda io koox kasocotay dagmada   waxay...
05/05/2026

Alx waxaa si nabad leh nogu soo dhamaaday kulankii saaxiibtinimo ee u dhaxeeyay kooxda io koox kasocotay dagmada
waxayna ciyaartu ku soo dhamaatay
3 1

Guulaysta dhamaan family Astaan Golol Football Club


I.a biri oo tariikhdu tahay 5 May waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka socota dagmada   kulankaa oo ...
04/05/2026

I.a biri oo tariikhdu tahay 5 May waxaa kulan saaxiibtinimo laciyaaraynaa dhigeena koox ka socota dagmada kulankaa oo ujeedkiisu yahay in dhalin yaradu is dhexgalaan
kasoo qaybgal wanaagsan

guulaysta dhamaantiin family Astaan Golol Football Club


🤝🤝🤝  𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒 𝐈𝐒 𝐀𝐅𝐆𝐀𝐑𝐀𝐃 ✅✅✅✅Maamulka Elite Academy Galkio Branch   Iyo Maamulka Kooxda Kubada Cagta  Astaan Golol Footba...
28/04/2026

🤝🤝🤝 𝐇𝐄𝐒𝐇𝐈𝐈𝐒 𝐈𝐒 𝐀𝐅𝐆𝐀𝐑𝐀𝐃 ✅✅✅✅

Maamulka Elite Academy Galkio Branch Iyo Maamulka Kooxda Kubada Cagta Astaan Golol Football Club ayaa Galabta Kala saxiixday Heshiis Muhiim ah oo kor loogu qaadayo Sports Ka Iyo Waxbarashada Deegaanka

Labada dhinac ayaa Kala saxiixday Heshiis Kaas oo Elite Academy Gaalkacyo uu qaadan Doono taabagalinta Kooxda Sidoo Kalana uu siin Doono cayaartoyda Kooxda Xirfadaha Kala duwan ee Ka baxa Xarunta waliba si Bilaash ah.

Dhanka kale Kooxda ayaa ayadana dhankeeda samayn doonta soobandhigida Iskuulka Magaciisa ayadoo Ku cayaari doonta Calaamada Aqoonsiga Iskuulka.

Heshiiskaan ayaa socon Doono mudo 1 sano ah Waana mid la cusboosiin Karo markii loo baahdo

Ugu Danbayn heshiiska waxaa U Kala saxiixay dhinacyada Maamulka Sportiga Degmada Galkacyo Galmudug oo uu Ka joogay oo goob joog Ka ahaa Goobta heshiiska lagu Kala saxiixayay





Jounyrs of Astaan Golol ..Hal iyo Labo 🔥🔥
25/11/2025

Jounyrs of Astaan Golol ..

Hal iyo Labo 🔥🔥

JABHAD HADAL YAR IYO HAWL BADAN I.N 💛💛💛Vamoos   💪💪
05/11/2025

JABHAD

HADAL YAR IYO HAWL BADAN I.N 💛💛💛

Vamoos 💪💪

KulankanKa bari Galab 🙌.Astaan Golol vs Reesolar .Waxaan rajeyneenaa Guul insha allah.
19/10/2025

KulankanKa bari Galab 🙌.

Astaan Golol vs Reesolar .

Waxaan rajeyneenaa Guul insha allah.


Address

Galkacyo
Gaalkacyo
1717

Telephone

+252611332070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan Golol Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Astaan Golol Football Club:

Shortcuts

Share

Category