Bilal Adult School Galkacyo

Bilal Adult School Galkacyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilal Adult School Galkacyo, wadajir village, Gaalkacyo.

โ€œBilal Adult School Galkacyo waa xarun waxbarasho oo bixisa fursado waxbarasho oo tayo leh oo loogu talagalay dadka waaweyn, iyadoo diiradda la saarayo horumarinta aqoonta iyo xirfadaha bulshada.โ€

31/08/2026

Is diwaan Galintu way furan tahay

๐˜ผ๐˜ฟ๐™ˆ๐™„๐™Ž๐™Ž๐™„๐™Š๐™‰ ๐™„๐™Ž ๐™Š๐™‹๐™€๐™‰! Xafiiska Diiwaan hayaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Bilaal Adult Gakacyo  waxa uu ku wargelinayaa dh...
21/08/2026

๐˜ผ๐˜ฟ๐™ˆ๐™„๐™Ž๐™Ž๐™„๐™Š๐™‰ ๐™„๐™Ž ๐™Š๐™‹๐™€๐™‰!

Xafiiska Diiwaan hayaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Bilaal Adult Gakacyo waxa uu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo waalidiintoodaba in ay furan tahay ๐™™๐™ž๐™ž๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ๐™œ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™— ee sanad-waxbarasheedka cusub ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Waxaan si diirran ugu soo dhaweynaynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee doonaya in ay helaan waxbarasho tayo leh, aqoon iyo xirfado u diyaariya mustaqbal wanaagsan.

Ku soo dhawaada Dugsiga bilaal Adult , oo idiin diyaarisay waxbarasho tayo leh, macallimiin khibrad leh iyo jawi waxbarasho oo wanaagsan.

Aqoon iyo Aqlaaq
Tayo iyo Tacliin

Saddexda Arday ee ugu Sareysa Fasal kasta imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026
20/08/2026

Saddexda Arday ee ugu Sareysa Fasal kasta imtixaanka Sanad Dugsiyeedka 2025 - 2026

๐™Š๐™‚๐™€๐™”๐™Ž๐™„๐™„๐™Ž  ๐™‰๐˜ผ๐™๐™„๐™„๐™…๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™„๐™ˆ๐™๐™„๐™“๐˜ผ๐˜ผ๐™‰๐™†๐˜ผDhamaan ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Bilaal Adult waxaa lagu wargelinayaa in ๐™‰๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™Ÿ๐™–๐™™๐™– ...
20/08/2026

๐™Š๐™‚๐™€๐™”๐™Ž๐™„๐™„๐™Ž ๐™‰๐˜ผ๐™๐™„๐™„๐™…๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐™„๐™ˆ๐™๐™„๐™“๐˜ผ๐˜ผ๐™‰๐™†๐˜ผ

Dhamaan ardayda iyo waalidiinta Dugsiga Bilaal Adult waxaa lagu wargelinayaa in ๐™‰๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™Ÿ๐™–๐™™๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ay hadda diyaar tahay, ardayduna ay arki karaan isla markaana fiirsan karaan natiijadooda.

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan iyaga iyo waalidiintoodaba.

Hampalyo Hampalyo
18/08/2026

Hampalyo Hampalyo

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardada dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay si mug leh u soo dhawaynayaan musharax madax...
28/07/2026

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardada dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay si mug leh u soo dhawaynayaan musharax madaxwayne .
Waxaan rajaynaynaa in uu hormar, iyo barwaaqo u hurseedi doono dhamaan dadwaynaha reer Galmudug iyo guud ahaan bahda waxbarasha Gobolka Mudug.

Admission is open in academic year 2026-2027Ogeysiis muhiim u ah Bulsho weynta magaalada Galkacyo. Waxaa laga Ogeysiisna...
29/06/2026

Admission is open in academic year 2026-2027

Ogeysiis muhiim u ah Bulsho weynta magaalada Galkacyo. Waxaa laga Ogeysiisnayaa in dugsiga hoose dhexe iyo Sare ee bilaal adult Galkacyo uu qaaadan doono arday cusub haday noqoto. kuwo bilowga ah (preparation) kuwa dugsiga dhexe (primary) iyo kuwa dugsiga sare (secondary) wuxuuna dugsigu shaqeynayaa xiliyada Subixii, Galabtii iyo Habenkii wixii Faahfaahin Dheeraad ka fadlan la xiriir. qaybta maamulka Dugsiga

0619710171 ama 0616764817

Fasaxa Sanad Waxbarasheedka 2025_2026
25/06/2026

Fasaxa Sanad Waxbarasheedka 2025_2026

Maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay farxada la wadaagayaan una hambalyaynay...
17/06/2026

Maamulka, macalimiinta iyo waalidiinta dugsiga Bilal Adult School Galkacyo waxay farxada la wadaagayaan una hambalyaynayaan ardayda fasalka 8aad ee maanta imtixaanku u soo dhamaaday.
natiijo aad u wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa dhamantiin insha insha allah
17/6/2026

Kulan Dalxiis  Waxaa munaasabad si heer sare ah loo qabtay oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 8aad ee ciwaankedu ahaa ...
05/06/2026

Kulan Dalxiis

Waxaa munaasabad si heer sare ah loo qabtay oo ay soo agaasimeen ardayda fasalka 8aad ee ciwaankedu ahaa โ€œMahadsanid Macalin io Dalxiis โ€ay ka dhacday Beerta dalxiiska taas oo lagu muujiyay qadarin, mahadnaq iyo xushmad ay ardaydu u hayaan macalimiintooda sharafta leh.

Macalimiinta waa iftiinka bulshada iyo hagayaasha mustaqbalka jiilka soo koraya. Mahadsanidiin dadaalka, samirka iyo aqoonta aad nagu hagteen. ๐ŸŒน๐Ÿ“š


Address

Wadajir Village
Gaalkacyo
11221122

Telephone

+252613327151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilal Adult School Galkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bilal Adult School Galkacyo:

Shortcuts

Share