15/08/2026
๐ HAMBALYO IYO BOGAADIN ๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa ciyaaryahankeena Muxidiin Jamaal Cumar (Xashka) oo ku guuleystay Somalia National League. ๐๐ธ๐ด
Guushan waa mid sharaf iyo farxad weyn u ah ciyaaryahanka, qoyskiisa, asxaabtiisa, taageerayaashiisa iyo guud ahaan bahda kubadda cagta Soomaaliyeed. Waxay muujineysaa dadaalka, kartida, dulqaadka iyo shaqada adag ee uu ciyaaryahanku geliyay horumarka kubaddiisa cagta.
Muxidiin Jamaal Cumar (Xashka), waxaan kuu rajeyneynaa guulo badan oo ka waaweyn tan, horumar joogto ah iyo mustaqbal ifaya oo kubadda cagta ah. Guushan ha noqoto bilowga guulo badan oo aad mustaqbalka gaarto.
Hambalyo Xashka! ๐๐
Hambalyo guusha Somalia National League! ๐ธ๐ดโฝ
Guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajeyneynaa.
Bahda Carafaad Football Club waxay ku faaneysaa guushaada. โค๏ธ๐ช