Wllmohez

Wllmohez Xigasho by khabiir shaba laala isoo follow gareeya

05/01/2025

Anaaa go,ay🤣🤣 anoo daawanaya suufidu waa shactiro baal waxa uu umada la hor imaanayo fiiriya

06/10/2024

Walaahi qoslaka iga dhamaday man United hala maamulo 😂😂

04/10/2024

Xarafka 'ya da' waxaa ka gabyi kara abwaan abwaan dhaafay, bal siduu ukala dhigyo somalida iyo dhibta haysata eeg.

23/09/2024

KADIB MARKII ILINTAYDA LA BAARAY
Natiijada cudurka laga helay😥

23/09/2024

Ninkaan wuu iga qosliyaaa😂😂
Yaa cali hadaa dhahdo iPhone 578

25/02/2023

Shaba Laala 🗣dhulkaan dheer socod laguma tegi karo.

24/02/2023

Shaba Laala 🗣bernando qof udhow lee u baasi karaa

22/02/2023

Shaba Laala 🗣banzema yaa kaloo u gooya😂

20/02/2023

Shaba Laala 🗣passka bruno io orodka rashford maheysataa😂

19/02/2023

Shaba Laala 🗣jorjinho miisanka culus.

11/02/2023

Shaba Laala 🗣scholes waa damiin😂

04/02/2023

Shaba Laala 🗣kante 6 dhelsiiya bal chelsea🤔

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906161260

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wllmohez posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wllmohez:

Share

Category