Gor Gor da yarta

Gor Gor da yarta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gor Gor da yarta, Sports, Gaalkacyo.

Kulanka Furitaanka ⚽🔥Gor Gor Cup U16Waxaa si rasmi ah u furmaya tartanka xiisaha badan ee dhalinyarada 👇🏆 Dekadaha vs Wa...
16/04/2026

Kulanka Furitaanka ⚽🔥

Gor Gor Cup U16
Waxaa si rasmi ah u furmaya tartanka xiisaha badan ee dhalinyarada 👇
🏆 Dekadaha vs Wadajir
📍 Garoonka: galkacyo center
⏰ Saacadda: caawa 1saac

Waa kulan aad u xiiso badan oo furaya tartanka, laba kooxood oo da’yar ah oo leh hammi iyo hibbo isku soo bandhigaya garoonka 💪⚽

👉 Ha moogaan, taageer kooxdaada!
🔥 Gor Gor Cup U16 – Mustaqbalka kubadda cagta ayaa halkaan ka bilaabanaya!

Full TimeGor Gor FC 1️⃣ – Rooga FC 0️⃣Alxamdulillaah ✨Guul qurux badan oo dhiirigelin leh! 💪⚽🔥Kooxdu waxay muujiyeen dad...
31/10/2025

Full Time
Gor Gor FC 1️⃣ – Rooga FC 0️⃣

Alxamdulillaah ✨
Guul qurux badan oo dhiirigelin leh! 💪⚽🔥
Kooxdu waxay muujiyeen dadaal, isku xirnaan iyo niyad adag — waa ciyaar lagu faano! 👏💙

📊 Gor Gor FC Home Record
🏟️ 13 Games
✅ 11 Wins
🤝 2 Draws
❌ 0 Losses

📅 MATCH DAY 🔥🏟️ HomeGor Gor VS  Rooga FC🕘 Time: 9:45 Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta ka dhici doonta garoonka — taa...
31/10/2025

📅 MATCH DAY 🔥
🏟️ Home
Gor Gor VS Rooga FC
🕘 Time: 9:45

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta ka dhici doonta garoonka — taageerayaasha Gor Gor ha imaadaan si ay u muujiyaan garab istaagooda 💪💙
Guusha waa halgan! ⚽🔥

FULL TIME GOR GOR 1️⃣ – 0️⃣ BUUREY⚽️ Ilyaas🏟️ Kulankii 8-aad Home✅ 6 Guul🤝 2 Barbaro💪 Home Power!
27/09/2025

FULL TIME
GOR GOR 1️⃣ – 0️⃣ BUUREY
⚽️ Ilyaas

🏟️ Kulankii 8-aad Home
✅ 6 Guul
🤝 2 Barbaro
💪 Home Power!

FULL TIME 🏟 Stadium SiladaGor Gor 2️⃣ – 0️⃣ GodeyCiyaar aad u xiiso badan oo lagu arkay farsamo iyo difaac adag.📊 Home R...
24/09/2025

FULL TIME
🏟 Stadium Silada
Gor Gor 2️⃣ – 0️⃣ Godey

Ciyaar aad u xiiso badan oo lagu arkay farsamo iyo difaac adag.

📊 Home Record (7 games):
🏆 5 Guul
🤝 2 Barbardhac
Guul kale oo muhiim ah, kooxda Gor Gor ayaa sii wadata wacdarihii garoonkeeda!

Match day  Gor Gor 🆚 GodeyStadium silada24/9/2025 Ku soo daawada ciyaar xiiso leh, taageerayaasha labadaba waa la soo dh...
24/09/2025

Match day
Gor Gor 🆚 Godey
Stadium silada
24/9/2025

Ku soo daawada ciyaar xiiso leh, taageerayaasha labadaba waa la soo dhaweynayaa.
🎯 Waayo-aragnimo cajiib ah oo garoonka ah!

Full Time Gor Gor 7️⃣ – Astaan Golol 2️⃣🏟 Home Record (6 Games)✅ 4 Guul🤝 2 Barbaro❌ 0 Guuldarro💪 Unbeaten at Home
19/09/2025

Full Time
Gor Gor 7️⃣ – Astaan Golol 2️⃣

🏟 Home Record (6 Games)
✅ 4 Guul
🤝 2 Barbaro
❌ 0 Guuldarro
💪 Unbeaten at Home

Full Time Gor Gor 3️⃣ – Puntland 1️⃣Alx mar kale guul kale! 🎉⚽️ Goolasha:AyuubLaalaaBaalow3 kulan ✅ 3 win😎🦅Kooxda oo wac...
12/09/2025

Full Time

Gor Gor 3️⃣ – Puntland 1️⃣
Alx mar kale guul kale! 🎉

⚽️ Goolasha:
Ayuub
Laalaa
Baalow

3 kulan ✅
3 win😎🦅

Kooxda oo wacdaro ka dhigaysa garoomada! 💪

Match dayGor gor vs putland fc12/9/2025
12/09/2025

Match day
Gor gor vs putland fc
12/9/2025

Full Time Date  11/9/2025🏟️ Gor Gor 3️⃣  3Star 1️⃣GoalM jeeg⚽️Sadiiq⚽️Sharmaake⚽️Alxamdulillaah, guul muhiim ah ayaan ma...
11/09/2025

Full Time
Date 11/9/2025
🏟️ Gor Gor 3️⃣ 3Star 1️⃣

Goal

M jeeg⚽️
Sadiiq⚽️
Sharmaake⚽️

Alxamdulillaah, guul muhiim ah ayaan mar kale gaarnay.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gor Gor da yarta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category