Tayo Sports House

Tayo Sports House kusoo macmiil dhawoow hoyga cayaaraha Tayo Gaalkacyo

Waxan Heshiis Rasmiya La  Gaarnay Si Wada Jira Mamulka sports Gobolka mudug Iyo shirkada Isgarsinta golis Taas oo  maalg...
07/07/2023

Waxan Heshiis Rasmiya La Gaarnay Si Wada Jira Mamulka sports Gobolka mudug Iyo shirkada Isgarsinta golis Taas oo maalgalinaysa Tartanka Degmoyinka Gobolka mudug puntland Waxana ku guleysanay inaan qaadano qandaraskas oo loo keenayo degmoyinka qalabka ay uga qeyb qadan lahayeen Tartanka furmidoona

Tayo sports house Hormariyaha sports gobolka

Address

Yamays School
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Sports House posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category