17/08/2026
๐๐ HAMBALYO HAMBALYO! ๐โค๏ธ
Waxaan hambalyo u diraynaa qaar ka mid ah dhallinyarada kooxda XFDa oo ku guuleystay imtixaanka Dowladda F.8-aad. ๐๐
๐คฒ Alle ha idiin barakeeyo cilmiga aad barateen, hana idinka dhigo kuwo cilmigooda ku anfaca naftooda, waalidkood iyo bulshadoodaba. Aamiin.
Sidoo kale hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee qalin-badalaysa. ๐๐ธ๐ด
โจ Guulo badan iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa! โค๏ธ๐
Hambalyadu Waa dhankiina Asxaabteena ๐ฃ๐