20/07/2023
Macallinka Man Utd, Erik Ten Haag, ayaa kabtannimada kooxda ka qaaday Harry Maguire oo ahaa kabtanka kooxda tan iyo January 2020.
Ten Haag ayaa magacaabi doona kabtan cusub maalmaha soo socda.
Qandaraaska Maguire ayaa ku eg 2025. Waxa uu sheegay in uu ka xun yahay in laga qaado kabtannimada.
Yaa u qalma in xilligaan loo magacaabo kabtan??