Qaamidi football club

Qaamidi football club waa team ka mida teamamka ugu faca wayn g.mudug

Qaamidi academy iyo Habas cup.Waxaa sharaf noo ah da’yartaan shan ka mid ah inay ahaayeen xidigihii ku guulaystay horyaa...
19/07/2026

Qaamidi academy iyo Habas cup.

Waxaa sharaf noo ah da’yartaan shan ka mid ah inay ahaayeen xidigihii ku guulaystay horyaalkii heerka labaad ee gobolka inay kula guulaysteen kooxda .hadana wakhti qurux badan kula qaadanayaan kooxaha heerka koowaad ee gobolka nasiib wacan ayaan idin rajaynaynaa dhamaantiin👏

Zakariye habag 🔟 { homboboro }
M.abdikhayr 3️⃣ { dawlada hoose }
Xaanka 1️⃣5️⃣ { al macruuf }
A.Abdikhayr 2️⃣ { Galkio united }
Barkhad bafta 1️⃣5️⃣ { dawlada hoose }
Yoonis 🧤1️⃣ { homboboro }

Hormar iyo guulo faro badan baan kuu rajaynaynaa adiga iyo kooxdaada cusub capitano habag👏⭐️
01/07/2026

Hormar iyo guulo faro badan baan kuu rajaynaynaa adiga iyo kooxdaada cusub capitano habag👏⭐️

25/03/2026

Boosaasaan shiday 🔥

waxaan galabta la ciyaarnay dhigeena tawakal fc oo aan barbaro 0:0 wada galnay .
waxaan umahadcelinaynaa maamulka kooxda tawakal si quruxda badan oo ay noogu soo dhaweeyaan bosaso 👏
waxaan rajaynaynaa anaguna saan si ka qurux badan inaan ugu soo dhawayno galkio 👋

📍bosaaso👋Kulanka galabta iyo kooxda tawakal
25/03/2026

📍bosaaso👋
Kulanka galabta iyo kooxda tawakal

📍qardhoKooxdu waxay ubaxday safarkeedii sanad laha ahaa waxay shalay ku ciyaartay magaalada qradho halkaasoo ay ciyaar q...
23/03/2026

📍qardho
Kooxdu waxay ubaxday safarkeedii sanad laha ahaa waxay shalay ku ciyaartay magaalada qradho halkaasoo ay ciyaar qurux badan kusoo bandhigeen
Galabtase boosaso ayay ku ciyaarayaan magaalooyinka kale oo ay mari doonaan waxaa ka mid ah hadaftimo-buraan-bandar bayla-garowe.
Waxaan rajaynaynaa inay soo nabad galaan i.a 👏


19/03/2026

Qaamidi ramadan cup 2026 finale.

Xalay waxaa noo soo dhamaaday koobkeenii sanadlaha ahaa ee qaamidi ramadan cup 2026 kasoo si qurux badan noogu soo dhama...
19/03/2026

Xalay waxaa noo soo dhamaaday koobkeenii sanadlaha ahaa ee qaamidi ramadan cup 2026 kasoo si qurux badan noogu soo dhamaaday ilaahay baa mahadaas leh.
Waxaa kulankaan k**a dambaysta ah nasiib u yeeshay inay wada ciyaaraan laba kooxood al-raxma iyo unisom s.c waxaana guuleystay al raxma fc oo sanadkii h**e laga qaaday koobka se sanadkaan hanatay hmblyo.
Bahda qaamidi oo isku duuban waxaan leenahay alraxma hmplyo 👏🏆🎉🎉
Waxaan kaloo umahadcelinaynaa gudigii koobka sida quruxda badan usoo agaasimay ayagana waan uhambalyaynaynaa👏

*sida loogu kala guulaystay biladaha koobka*
1:Laacibka tartanka : abdikarim🥇
2: top score ka tartanka : ismael totti 🏅
3: da’yarka tartanka : mukhtar yare 🎖️
4: goal hayaha tartanka : G.Hanad 🧤
5: ciyaryahanka ugu akhlaqda fiicnaa: yoonis abdishakur 👏
6:best referee : mudalib 🎷


Qaamidi ramadan cup 2026 semifinal afartaas koox labadii soo gudubta ayaana final wada dheelaya i.a
14/03/2026

Qaamidi ramadan cup 2026 semifinal afartaas koox labadii soo gudubta ayaana final wada dheelaya i.a

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907393737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaamidi football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaamidi football club:

Shortcuts

Share

Category