Fc Modern Hospital

Fc Modern Hospital sports waa page sports ah

Waxan u hambalyeeynayaa guriga cusub iyo xubnaha inkastoo ey aheyd in xili h**e la soo qaban qaabiyo shirar badan lasame...
11/08/2024

Waxan u hambalyeeynayaa guriga cusub iyo xubnaha inkastoo ey aheyd in xili h**e la soo qaban qaabiyo shirar badan lasameeyo Hambalyo mar labaad wabilahi towfiiq

03/08/2023

➡️ BANAADIR Fc 🆚 Modern Hospital .

🏟 Garoonka: Abdullahi Ciise Stadium.

🏪️ Tariikhda: 03/08/2023.

🧭 Waqtiga: 04:15 PM.

Dareeska Cusub ee kooxda hormar F.C 2021...2022Bilow cusub Sanad cusub ayaa uu bilowday kooxdaa faca wayn ee fc hormar s...
29/01/2021

Dareeska Cusub ee kooxda hormar F.C 2021...2022

Bilow cusub Sanad cusub ayaa uu bilowday kooxdaa faca wayn ee fc hormar sports Clup

30/10/2020

Ciyaartii galabta ee u dhaxaysay
Hormar Sports Club iyo Dalsan Fc
ee ka dhacday Cabdulaahi Ciise Stadium
waxay ku dhamaatay bareejo 1-1 ah.
and

  Hormar Vs DalzanInsha allah guul ayan rajeyneynaa
30/10/2020


Hormar Vs Dalzan
Insha allah guul ayan rajeyneynaa

Guul weyn oo u soo hoyatay kooxda faca weyn ee fc hormar Oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda dhigooda ee EX WADAJIR Ciyaa...
29/10/2020

Guul weyn oo u soo hoyatay kooxda faca weyn ee fc hormar
Oo guul muhiim ah ka gaaray kooxda dhigooda ee EX WADAJIR
Ciyaartaas oo ku idlaatay
HORMAR 3 : EX WADAJIR 1
Goolashaas oo ka kala imaaday
MOWLIID (kaanooti) : 2goal
ABDIQANI (maskiinow) : 1goal

Address

Gaalkacyo
SOM

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Modern Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category