Galkaio City Club

Galkaio City Club Galkaio City Club

Ciyaar Saaxiibtimnimo Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay Ciyaar saaxiibtimnimo galabta Garoo...
16/02/2026

Ciyaar Saaxiibtimnimo

Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay Ciyaar saaxiibtimnimo galabta Garoonka Cawaale kula yeelan doontaa Kooxda Yamayska

Super star ka kooxda Dawlada Hoose Degmada Gaalkacyo iyo Xulka Dagmada Galdogob  Marwaan Cali Salaad ayaa ku Guulaysatay...
29/11/2025

Super star ka kooxda Dawlada Hoose Degmada Gaalkacyo iyo Xulka Dagmada Galdogob Marwaan Cali Salaad ayaa ku Guulaysatay Xiddigii Ugu Fiicnaa Tartanka Dagmooyinka Gobolka Mudug.

Hormar wacan.

إنا لله وإنا إليه راجعون Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, waxay tacsi ...
18/03/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan C/kaafi Fooxle Macalim Siciid oo Aabihiis Fooxle Macalim Siciid iyo Walaalkiis C/raxmaan Fooxle Macalim Siciid ay ku Shahiideen Dagaalka lagula jiro Argagixisada ee Buuraha Calmisaad

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay caafimaad deg deg ah u rajaynaya...
18/10/2024

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay caafimaad deg deg ah u rajaynayaan Macalim Asad Muuse Jaamac oo shil-gaari ku galay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

10/10/2024

👁👁

Hambalyo Yamays Fc guleystayaasha Tartanka Cabdullaahi Yuusuf Cup 2024
07/08/2024

Hambalyo Yamays Fc guleystayaasha Tartanka Cabdullaahi Yuusuf Cup 2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Maamulka,Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Ee Galkaio City Club   Waxay Hamba...
06/08/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Maamulka,Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Ee Galkaio City Club Waxay Hambalyo kal iyo Laab ah U dirayaan Ciyaaryahanka Kooxda,
Mohamett jama said iyo marwadiisa Ikraan mohamett Ali Oo Aqal Galay.

Ilaahay Ha idin barakeeyo.

Galabta iyo Afar-dhammadka Koobka C/laahi Yuusuf Cup Insh  Allah guul.
27/07/2024

Galabta iyo Afar-dhammadka Koobka C/laahi Yuusuf Cup

Insh Allah guul.

Mustaqbalka Kooxdu Gacmo Dahaba ayuu Ku jiraaa.Golden generation
22/07/2024

Mustaqbalka Kooxdu Gacmo Dahaba ayuu Ku jiraaa.

Golden generation

RACWI 1-1 Fc Galkaio City ClubNaadiga Kubadda Cagta Fc Galkaio City Club (Dawladda Hoose) wuxuu barbarro 1-1 la galay dh...
22/07/2024

RACWI 1-1 Fc Galkaio City Club

Naadiga Kubadda Cagta Fc Galkaio City Club (Dawladda Hoose) wuxuu barbarro 1-1 la galay dhiggiisa RACWI ciyaar ka tirsan Koobka C/laahi Yuusuf Cup

Fc Galkaio City Club ayaa sidaas ku noqotay hoggaamiyaha Group B, una gudubtay Wareegga Afar-dhammadka (Quarter-Final) Koobka C/laahi Yuusuf Cup

Mahad Super 9
22/07/2024

Mahad Super 9

Address

Macmuur Road
Gaalkacyo

Telephone

+252907759673

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkaio City Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galkaio City Club:

Share