Carafaad Fc

Carafaad Fc Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Carafaad Fc, Sports Team, garsoor, Gaalkacyo.

KULANKA MANTA.Waxaan manta natiijo muhiim oo aan an ka garanay  dhiigena Hilaal Fc  aan ku wada jirnay gruob (A) ciyaart...
24/04/2022

KULANKA MANTA.

Waxaan manta natiijo muhiim oo aan an ka garanay dhiigena Hilaal Fc aan ku wada jirnay gruob (A) ciyaartoyda ayaa soo bandhigay kubad qurux oo natiijo ku saleysan.

Hilaal Fc 1:2 Carafaad Fc 💪

Kulanka ayaa ahaa mid kubad heer sare la soo bandhigay labada koox laakiin werrarka ciyaartoyda oo ah mid ayaa keeenay in guul ay gaaran ciyaartoyda Carafaad Fc💪

Fc
💯

KULANKA MANTA.Waxaan manta dheeli doonaa haduu alle ka raali noqdo kulankii sadaxaad ee heerka group (A)  Ramadan Cup Ga...
23/04/2022

KULANKA MANTA.

Waxaan manta dheeli doonaa haduu alle ka raali noqdo kulankii sadaxaad ee heerka group (A) Ramadan Cup Galkcyo

Carafaad Fc vs Qamshaari

Kulanka ayaa ka dhaci doono Cabdullahi Ciise Stadium🏟, ciyaarta ayaa bilaawan doonto 4:30

Waxaa guul u rajeyneynaa teamka Carafaad Fc

Plz page ka flow noo dheh

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Axmad Cabdi Kariin 💯
22/04/2022

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Axmad Cabdi Kariin 💯

RAMADAN Cup Xafada CarafaadFULL— TIME   Cardev Fc  (4-1) Royal Fc    |Ramadan Cup Carafaad🏆Cardev Fc oo iska xaadirisay ...
22/04/2022

RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Cardev Fc (4-1) Royal Fc |
Ramadan Cup Carafaad🏆

Cardev Fc oo iska xaadirisay kulanka k**a danbeysta ah ee finalaha tartanka Ramadan Cup carafaad.

Waxaa tartanka gabi ahaanba macsalaameyay ama iskaga haray Royal Fc😞

Sports hormar leh
Plz like comment and share

Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada CarafaadRoyal Fc Vs  Cardev Fc CARAFAAD STADIUM🏟DAWASHO WACANSadaali Kulankan Weyan⚽️Pl...
22/04/2022

Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada Carafaad
Royal Fc Vs Cardev Fc
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN

Sadaali Kulankan Weyan⚽️

Plez Asxbey pegka Like Comment Shere🙏💯

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Ďj Màahir ⚽️
21/04/2022

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Ďj Màahir ⚽️

RAMADAN Cup Xafada CarafaadFULL— TIME  Fc Dollar (0-0) Mudug Stars |Ramadan Cup Carafaad🏆Fc Dollar oo iska xaadirisay ku...
21/04/2022

RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Fc Dollar (0-0) Mudug Stars |
Ramadan Cup Carafaad🏆

Fc Dollar oo iska xaadirisay kulanka k**a danbeysta ah ee finalaha tartanka Ramadan Cup carafaad.

Waxaa tartanka gabi ahaanba macsalaameyay ama iskaga haray Mudug Stars😞

Sports hormar leh
Plz like comment and share

Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada CarafaadFc Dollar Vs Mudug StarsCARAFAAD STADIUM🏟DAWASHO WACANAsxbey plez pegka like an...
21/04/2022

Kulanka Manta Ramadan Cup Xafada Carafaad
Fc Dollar Vs Mudug Stars
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN

Asxbey plez pegka like and Shere follow🙏

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Azzad Qłįf Hussein
19/04/2022

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Azzad Qłįf Hussein

RAMADAN Cup Xafada CarafaadFULL— TIME  Mudug Stars  (1-2)  Royal Fc |Ramadan Cup Carafaad🏆GoalsIbraahim Gandhari⚽️Mahad ...
19/04/2022

RAMADAN Cup Xafada Carafaad
FULL— TIME Mudug Stars (1-2) Royal Fc |
Ramadan Cup Carafaad🏆

Goals
Ibraahim Gandhari⚽️
Mahad Ajka⚽️
Farxaan⚽️

Isports Hormr leh Xafada Carafaad💯⚽️

RAMADAN Cup Xafada CarafaadMudug Stars Vs Royal Fc CARAFAAD STADIUM🏟DAWASHO WACANSadaali Kulanka Weyan⚽️
19/04/2022

RAMADAN Cup Xafada Carafaad
Mudug Stars Vs Royal Fc
CARAFAAD STADIUM🏟
DAWASHO WACAN

Sadaali Kulanka Weyan⚽️

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Cabdi Naasir Maxamed ⚽️
18/04/2022

Ciyarayahaankii ugu Wangsanaa Kulankii Galabta Ciyarayahan Cabdi Naasir Maxamed ⚽️

Address

Garsoor
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carafaad Fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category