Junior star football clup

Junior star football clup Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Junior star football clup, Sports Team, Gaalkacyo.

Junior Star Football Club Kooxda waxaa la aas aasy sanadii 2007 jiilba jiilka ka danbeeya baa magaca soo waday maanta magaca Junior star football club waa magac aad u weyn guud ahaan magaalada gaalkacyo.

Maxamed Axmed yuusuf macalin nacho Xushmad iyo karaamo Bay kooxdu kuu haysaa Saad dhalinyarada Ugu dhabar adaygtay adoo ...
08/08/2022

Maxamed Axmed yuusuf macalin nacho

Xushmad iyo karaamo Bay kooxdu kuu haysaa Saad dhalinyarada Ugu dhabar adaygtay adoo soo gaarsiiyey heerka Labaad Kubadda Cagta.

Kooxda Junior star  Ayaa Guusheeda ugu horeesay Gaartay maanta Dhigeeda Koodxa ka dhisan dagmada Sherbin.Junior star 1-0...
27/06/2022

Kooxda Junior star Ayaa Guusheeda ugu horeesay Gaartay maanta Dhigeeda Koodxa ka dhisan dagmada Sherbin.

Junior star 1-0 S.D.O

3 pionts Ugu Horeeyey Guul dhalinyaro

Kooxda Junior star Ayaa sida caadoyinka u,ahayd  Caawa Kabaxday  magaalada Gaalkacyo iyodoo kusii Jeeda Gobalada Puntlan...
25/06/2022

Kooxda Junior star Ayaa sida caadoyinka u,ahayd Caawa Kabaxday magaalada Gaalkacyo iyodoo kusii Jeeda Gobalada Puntland Sida:

Gobolka sanaag.
Gobolka bari.
Gobalka Hayland.
Gobolka karkaar.
Gobalka Nugaal.

waxaan urajaynaynaa kooxda guuL I.a iyo soolaabasho wacan safar salaama dhaLinyaro.

Eid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed meel walba oo ay joogto. Waxaan allah inoo weydiinayaa in acmaashii badneyd ee bi...
01/05/2022

Eid Mubarak dhamaan ummada soomaliyeed meel walba oo ay joogto.
Waxaan allah inoo weydiinayaa in acmaashii badneyd ee bisha ramadaan naga wada aqbalo, farxada maalinta ciida ina siiyo.

Taqabal allahu minnaa wa minkun saalixal acmaal.

Dhamaan Family Junior Star Football Club Eid Mubaarak πŸ’™ β™₯ ✨

Kulankii Galabta Ramadan Cup Haramcad Vs Juxa πŸ‘Guulaysta Dhalinyaro πŸ‘πŸ‘πŸ‘
25/04/2022

Kulankii Galabta Ramadan Cup

Haramcad Vs Juxa πŸ‘

Guulaysta Dhalinyaro πŸ‘πŸ‘πŸ‘

Kulanka Maanta Juxa Vs Haramcad.Guulaysta Dhalinyaro πŸ‘πŸ‘
25/04/2022

Kulanka Maanta Juxa Vs Haramcad.

Guulaysta Dhalinyaro πŸ‘πŸ‘

War Deg Deg ah:Dhamaan Ka qayb kooxaha Galayaasha iyo taageero yaasha Cupka Junior Star Ramadan Cup Waxaan Usheegaynaa I...
25/04/2022

War Deg Deg ah:

Dhamaan Ka qayb kooxaha Galayaasha iyo taageero yaasha Cupka Junior Star Ramadan Cup Waxaan Usheegaynaa Inay Cupka Kala Socon Karaan Natiijooyinka Kala Saraynta Dhibacaha Link Hoose Yaala

Check out my challenge Fc Junior Star Football Club at

See more about Fc Junior Star Football Club, check statistics, follow live matches, view all brackets and follow tables places changes

Full Time  Ciyaartii GalabTa Ku Dhaxmar Tay Labada Koox Lafta Isii Vs Shiekh Shabaqa Fg: Shiekh Shabaqa Ayaa Soo noo lay...
24/04/2022

Full Time Ciyaartii GalabTa Ku Dhaxmar Tay Labada Koox Lafta Isii Vs Shiekh Shabaqa

Fg: Shiekh Shabaqa Ayaa Soo noo laysay Rajadii Koobka Taas Oo ka dhigan In Afarta Kooxba U siman Yihiin Ku guulaysiga Cupka.

Guulaysta dhalinyaro πŸ‘

Kulanka Galabta junior star Ramadan Cup Lafta Isii Vs Shiekh shabaqa Fg:shiekh Shabaqa baa doonaysa inay unbeatenka ka J...
24/04/2022

Kulanka Galabta junior star Ramadan Cup

Lafta Isii Vs Shiekh shabaqa

Fg:shiekh Shabaqa baa doonaysa inay unbeatenka ka Jabiso Dhigeeda Lafta Oo cupka Hogaaminaysa

Full Time Kulankii galabta Fc Juxa vs Lafta Isii.
23/04/2022

Full Time Kulankii galabta Fc Juxa vs Lafta Isii.

Kulanka Maanta Lafta Isii Vs Juxa Fg: waxaa Halkaas Noogu dhamaaday Round one Cupka waana Kulmakii Ugu danbeeyey Ee Roun...
23/04/2022

Kulanka Maanta

Lafta Isii Vs Juxa

Fg: waxaa Halkaas Noogu dhamaaday Round one Cupka waana Kulmakii Ugu danbeeyey Ee Round One.

Guulaysta dhalinyaro πŸ‘πŸ‘

Full Time Kulankii galabta Ee   Junior star Ramadan Cup Fc Haramcad Baa Guuldaro xanuun badan Dhadhansiiyey Dhigooda Koo...
20/04/2022

Full Time Kulankii galabta Ee Junior star Ramadan Cup

Fc Haramcad Baa Guuldaro xanuun badan Dhadhansiiyey Dhigooda Kooxda Fc Shiekh shabaqa

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906202371

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Junior star football clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Junior star football clup:

Share

Category