16/01/2022
Tan iyo December 2019 oo Areta noqday tababaraha kooxda Arsenal waxay qaadatay 13 kaarka cas, kooxda ku soo xigta ah oo ah Southampton 8 ayay qaadatay.
Oo kaalay ma wuxuu baraa sida kaarka cas loo qaato halkii sida loo ciyaaro uu bari lahaa.