𝐻𝐼𝑀𝐼𝐿𝑂 𝑆𝑃𝑂𝑅𝑇𝑆 πΆπΏπ‘ˆπ΅

  • Home
  • Somalia
  • Gaalkacyo
  • 𝐻𝐼𝑀𝐼𝐿𝑂 𝑆𝑃𝑂𝑅𝑇𝑆 πΆπΏπ‘ˆπ΅

𝐻𝐼𝑀𝐼𝐿𝑂 𝑆𝑃𝑂𝑅𝑇𝑆 πΆπΏπ‘ˆπ΅ Waad Kumahad Santahy Tageerdada aad Noo Mujisey Soo Dhawaw

Waxaan halkaan hambayo oga diraynaa Anagoo ah bahda HIMILO S.C oo isku duuban xidiga iyo guudoomiyaha kooxdeena oo ka qa...
04/05/2026

Waxaan halkaan hambayo oga diraynaa Anagoo ah bahda HIMILO S.C oo isku duuban xidiga iyo guudoomiyaha kooxdeena oo ka qalin jabiyey lexington high school

Congratulated Saaxiib Horumar wacan baan ku rajaynaynaa

Ustaad Ali Burhaan iyo Pukhaari Mohamett Hazzan Waa Labada Kaliya Ee Kasoo Haray Legends of Himilo Walina Ku dhex jira H...
09/04/2026

Ustaad Ali Burhaan iyo Pukhaari Mohamett Hazzan
Waa Labada Kaliya Ee Kasoo Haray Legends of Himilo Walina Ku dhex jira Horu marinta Teamka Laf dhabarna u ah Jiilka Dahabiga ah ee Haatan Ku Dheela Magaca Faca Wayn Ee Himilo
waxa kalo Xusid mudan Legends ka Aan Kasoo Ag muuqan jiilkan dahabigaa Balse Talo iyo Tacaba La Garab Taagan oo ay kamid yihiin Sadiiq Caseyr Cabdi Casiis iyo Ayanle Xiis Dheere

Hampalyo hampalyo Team Hilaac oo ku guulaystey Ramadaan cup
17/03/2026

Hampalyo hampalyo Team Hilaac oo ku guulaystey Ramadaan cup

Waxaa galabta la dheelayaa finalkii koobkii Legends ramaadan cup ahaaWaxaana finalka isugu yimid laba koox ee kala ahTea...
17/03/2026

Waxaa galabta la dheelayaa finalkii koobkii Legends ramaadan cup ahaa

Waxaana finalka isugu yimid laba koox ee kala ah
Teaam Heegan vs Teaam Hilaac

Kaso qayv gal wacan i.a

Full Time : Lagends cup of Himilo Team fardaha 3:3 Team Guusha Goals of fardaha Mowliid ⚽️Faradag⚽️Yasir toni⚽️Goals of ...
12/03/2026

Full Time : Lagends cup of Himilo

Team fardaha 3:3 Team Guusha

Goals of fardaha
Mowliid ⚽️
Faradag⚽️
Yasir toni⚽️

Goals of guusha
Ayanle hiis⚽️
Kuuska⚽️
Madoobe⚽️

11/03/2026

Waxaan galabta daah furney koobkii loogu talagaley halyeeyada kooxda Himilo S.c
Waxaa koobkan ka qayb galaya kooxo badan oo naadiga katirsan
Waaa ramadaanti afaraad ee kooxdo qabsanayso koobab noocaan oo kale

Waxaa furitaanka koobka nagala soo qayb galey macalinka kooxda iyo Gudoomiye ayaanle

Insha allah guul inuu noogu dhamaado baan rajaynaynaa

Abdisamic Leo Ayaa Wacdaro kadhigey koobka xaafadaha Cagaaran isaga oo galabtaLaba goal Dhaliyay Sadexna Caawiyay What a...
28/12/2025

Abdisamic Leo Ayaa Wacdaro kadhigey koobka xaafadaha Cagaaran isaga oo galabta
Laba goal Dhaliyay Sadexna Caawiyay

What a playerπŸ’ͺ

Waxaan Halkaan Hampalyo oga diraynaa Laacibka kooxda iyo Mid kamida hiboolayaashi soo marey Kooxda Sadiiq Caseyr Cabdi C...
24/11/2025

Waxaan Halkaan Hampalyo oga diraynaa Laacibka kooxda iyo Mid kamida hiboolayaashi soo marey Kooxda Sadiiq Caseyr Cabdi Casiis

Horumar wacanπŸ™

α΄›Κœα΄‡ Κ€α΄‡α΄€ΚŸ ɒᴏᴀᴛπŸ”₯
12/10/2025

α΄›Κœα΄‡ Κ€α΄‡α΄€ΚŸ ɒᴏᴀᴛπŸ”₯

WELCOME TO OUR TEAM ABDI BIIB SULDAAN
10/08/2025

WELCOME TO OUR TEAM ABDI BIIB SULDAAN

Waxaan halkaan Tahniyad Aroos oga direynaa Lagend ka  Kooxdeena Apdi Mukayf Mxaxamed Nuur   Iyo Marwadiisa Barakooba sxb...
17/07/2025

Waxaan halkaan Tahniyad Aroos oga direynaa Lagend ka Kooxdeena Apdi Mukayf Mxaxamed Nuur Iyo Marwadiisa

Barakooba sxbyaal

Address

Cagaaran
Gaalkacyo

Telephone

+252907283112

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐻𝐼𝑀𝐼𝐿𝑂 𝑆𝑃𝑂𝑅𝑇𝑆 πΆπΏπ‘ˆπ΅ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share