Dalbila footboll club

Dalbila footboll club DALBILA FOOTBALL CLUP

04/03/2026

Dalbila footboll club

natiijaDa
04/03/2026

natiijaDa

Waxa Cawa si Rasmi Ah Inugu FurmaYo Cupkiina SanadLaha ahaa ee bisha barakaysn  Oo Aan Ku XusayNo Ustaadkena AUN Ustaad ...
03/03/2026

Waxa Cawa si Rasmi Ah Inugu FurmaYo Cupkiina SanadLaha ahaa ee bisha barakaysn Oo Aan Ku XusayNo Ustaadkena AUN Ustaad Abdiqadir CadaaN KhaLiif Rabi Naxariis Waarta Ha SiiYo Ilaahy Si qurux bdn ha inugu Furo si qurux bdn allah ha inugu dhameyo🙏

Cawa oo Taariikh-du tahay 29/03/2025-ta waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeen doonaa koobkii DalBiLa RamaDaan Cup oo socd...
29/03/2025

Cawa oo Taariikh-du tahay 29/03/2025-ta waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeen doonaa koobkii DalBiLa RamaDaan Cup oo socday muddadii bishii ramadan, koobkan oo ay ka qeyb-galeen 6 kooxood ayaa ahaa mid xamaasaddiisa iyo xifaaltankiisa si aad ah looga dareemayay magaaalada!.

Maamulka sare ee XaafaDa DalBiLa oo koobkan dhigayay tan iyo 2019-kii oo hadda laga joogo muddo 6saNo ah waxaa guul ah inuu koobku sanad kasta kusoo dhamaanayo si cadaalad iyo habsami leh

Cawa waxa la baxin ciyaar-yahanka ugu fiican( Man of the Match) qofkii ku guulaysta ayaa lagu abaal marin dona 30$

DALBILA FOOTBOLL CULP oo burbursay hshiiski laaska ooo kula jiray macalin SACIID MAXAMED KOORWAYNE una magacaabatay maca...
14/03/2025

DALBILA FOOTBOLL CULP oo burbursay hshiiski laaska ooo kula jiray macalin SACIID MAXAMED KOORWAYNE una magacaabatay macalinka cusab Dalbila footboll club
Hishiis muddo 5 sanno ah

KULAN YARJICOB ILAAA ASLIHII!!!!

06/03/2025
CAWA   oo ay taariikhdu ku beegan 4-Marso-2025 Waxaa garoonka CiTy CenTer stadium ka furmaya koobkii XafaDa Dalpila Foot...
04/03/2025

CAWA oo ay taariikhdu ku beegan 4-Marso-2025 Waxaa garoonka CiTy CenTer stadium ka furmaya koobkii XafaDa Dalpila FootBall cLuB Ramadaan Cup waxana fooda is daraya kooxaha Fc Generale VS Fc MaReGale wana kulan isha lagu wada haayo waqtiga ciyaarta la baasayana waa 10:00 HabeeNimo ah

22- Nov-2024. Jimce Waxaa Macalinka 1,aad ee kooxda DaLbila Football Club Heerka 4aad Loo Magacaabay Abdilaahi Nuur Moha...
22/11/2024

22- Nov-2024. Jimce

Waxaa Macalinka 1,aad ee kooxda DaLbila Football Club Heerka 4aad Loo Magacaabay Abdilaahi Nuur Mohamed.

Waxaa Sidoo KLe Gadoomiyaha Kooxda Dalbila Football club Ee heerka 4aad Loo Magacaabayy Khaliil Cali Faarax

Macalinka Cusub ee kooxda waxaan u rajeynaynaa inuu Shaqdiisa kasoo dhalaali doono waxaana ugu duceynaynaa inuu Allaah u fududeeyo Masuuliyadda Culus ee la Saaray.

Family DaLbiLa Football Club

Welcom back kabtankii h**e Ee Dalbila footboll club   Khaliil Cali Faarax
18/06/2024

Welcom back kabtankii h**e Ee Dalbila footboll club

Khaliil Cali Faarax

Macklin ku xugeenka cusab  Dalbila footboll club
15/06/2024

Macklin ku xugeenka cusab Dalbila footboll club

Dhammaan bahda kooxda dalbila waxay munaasabada ciida  idinledahay ciid wanagsan dhammaan muslimiinta meelwalba ay jooga...
15/06/2024

Dhammaan bahda kooxda dalbila waxay munaasabada ciida idinledahay ciid wanagsan dhammaan muslimiinta meelwalba ay joogan ilaahay hanaka dhigo kuwii ciidan ciideeda kale gaara

dalbila foot pull clup

Address

Galdogob
Gaalkacyo

Telephone

+252610389463

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbila footboll club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalbila footboll club:

Share

Category