Erigavo Gym and Body Fitness

Erigavo Gym and Body Fitness xaruunta jimicsiga iyo jidh dhiska Gobolka Sanaag

12/02/2020
11/02/2020

Boxing day @ Erigavo Gym and Body Fitness

Kaalay oo jidhkaaga kudhis xaruunta jidh dhiska Gobolka Sanaag.
22/12/2019

Kaalay oo jidhkaaga kudhis xaruunta jidh dhiska Gobolka Sanaag.

19/12/2019

Reer Ceerigaabo kafaa idaysta Gym ka waxaa laydiinkusoo kordhiyey Qalab Cusub e

Kusoo dhowaada weji furan iyo Qalbi furan saaxiibayaal
10/09/2019

Kusoo dhowaada weji furan iyo Qalbi furan saaxiibayaal

Aduunyada waxaan macquul ahayni majiraan lkn wax walbi waxay ubaahan yihiin dedaal iyo isku day, hadaba siaad maanta naf...
08/08/2019

Aduunyada waxaan macquul ahayni majiraan lkn wax walbi waxay ubaahan yihiin dedaal iyo isku day, hadaba siaad maanta naftaada iyo caadimaadka noloshaada qax uga bedeshid kaalay oo kujimicso Erigavo Gym and Body Fitness.

Cayilka iyo baruurta iska jar oo yeelo jidh qurux badan.
02/08/2019

Cayilka iyo baruurta iska jar oo yeelo jidh qurux badan.

09/06/2019

Gym-ku wuxuu kuyaala kasoo horjeedka Sahal Software ama layn ka masjid Ramadaan iyo Saldhiga Daalo udhexeeya wixii faah faahina oo intaas dheer nagalasoo xidhiidh taleefan numberkaas 0634999188 mahadsanidiin.

Si aad uyeelato jidh iyo style aad u qurux badan kaalay oo ku jimicso Erigavo Gym and Body Fitness oo lagaaga furay maga...
07/06/2019

Si aad uyeelato jidh iyo style aad u qurux badan kaalay oo ku jimicso Erigavo Gym and Body Fitness oo lagaaga furay magaalada Ceergaabo.

07/06/2019

Xaruuntu waxay sitoosa ufurantahay Aroortii laga bilaabo 6:00am ilaa 11:pm habeenimo h**e ugaadh intaan diiwaangelintu kaa buuxsamin mahadsanid.

Address

Sanaag-Region
Erigavo

Telephone

+252634999188

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erigavo Gym and Body Fitness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Erigavo Gym and Body Fitness:

Shortcuts

Share