Foolaad Sports

Foolaad Sports Analyst Football Igula saxiib Bartan si aad ugula socto News-ka, Warbixinaha & xoga Ciyaaraha Dunida.

Saadaaliya Derby London.?
28/04/2024

Saadaaliya Derby London.?

🚨Latest News" Kooxda man City ayaa u Muuqata midka Gaabinaysa Ciyaryahanka  Kooxda Cristal Place  Eberch8 Eze oo ay Xiis...
28/04/2024

🚨Latest News" Kooxda man City ayaa u Muuqata midka Gaabinaysa Ciyaryahanka Kooxda Cristal Place Eberch8 Eze oo ay Xiisaynaysay.Sababo la xidhiidha Dhaawiciisa oo soo Laablaabtay.

Difaaca Kooxda man City Joško Gvardiol ooka Hadlaya Joogistiisa Kooxdan. "Waxaan dareemayaa inaan gurigaygii joogo, runt...
28/04/2024

Difaaca Kooxda man City Joško Gvardiol ooka Hadlaya Joogistiisa Kooxdan. "Waxaan dareemayaa inaan gurigaygii joogo, runtiina aad ayaan uga helay halkan marka laga reebo cimilada!. Waxaan u maleynayaa in wax walba oo aan u baahanahay ay halkan yaalaan, run ahaantiina aad ayaan ugu faraxsanahay. "

🚨NEWS: Wararkii ugu Danbayey Ee suuqa kala iibsiga Horyaalka England Kooxda Liverbool Ayaa Xiisaynaysa 2-dan Ciyaaryahan...
28/04/2024

🚨NEWS: Wararkii ugu Danbayey Ee suuqa kala iibsiga Horyaalka England Kooxda Liverbool Ayaa Xiisaynaysa 2-dan Ciyaaryahan Waxayna Doonaysa inay Suuqa Xagaaga Uga Faa'iidaysato.

Difaaca Dhexe Ee Xulka Ecuador 🇪🇨 & Kooxda Ciyaarta Horyaalka Jarmalka Ee E.frankfurt Ayay u Aragtaa Saxeex muhiim Ah 21-jirkan ayaa Wuxuna noqondoona Sidanu Wararka ku Helayno Saxeexa 1-aad Ee macalin Arne Slot.

Sidokale Weeraryahanka Garabka midig Ee Kooxda Leeds Summervile Ayaa isna Ah Saxeexa Dhanka Weerarka ay kooxdu u aqoonsatay Bedelka Weeraryahanka Wayn Ee Mo Salah.
22-jirkan ayaa Bandhiga Heersare Ah ka Samaynaya Horyaalka Chanpionshipka 45 Kulan uu Dheelay Waxa u Dhaliyey 20 Goal sidokale wuxu Caawiyey 10 Goal.Reds ayaa u dirtay Indha-indheeyoyaal Waxayna u arkaan Saxeex muhiim AhFoolaad Sportsrts Sportsllow dheh Pagekeena si'aad ula socoto Wararkii ugu Danbayey oo Xaqiiqo Ah Waynakaa saxiibayaal.Abdirisak/Aarka

Waxa Tahay Tababare u baahan da'yar Weerargaynleh ama (CAM🔟) Waxana suuqa Qiimo jabankuyaalla Labadan Da'yarHarvey Ellio...
04/04/2024

Waxa Tahay Tababare u baahan da'yar Weerargaynleh ama (CAM🔟) Waxana suuqa Qiimo jabankuyaalla Labadan Da'yar

Harvey Elliot😯 VS fermin Lopez❤

Midkee ayaad kooxdada keeni Lahayd.?

Aragti wadaag Waake saxeexi Ugu wanagsan Horyaalka Ingiriiska xili Ciyaaredkan.?U kala Horaysi siday u kala wanagsanyihi...
03/04/2024

Aragti wadaag Waake saxeexi Ugu wanagsan Horyaalka Ingiriiska xili Ciyaaredkan.?

U kala Horaysi siday u kala wanagsanyihiin.
Foolaad Sports

🚨DEGDEG' Waxa dib u Dhacay soo Kabashada Romeo Lavia wuxuu Seegi doona dhamaan inta xili Ciyaaredkan ka Hadhay.Halkan ug...
27/03/2024

🚨DEGDEG' Waxa dib u Dhacay soo Kabashada Romeo Lavia wuxuu Seegi doona dhamaan inta xili Ciyaaredkan ka Hadhay.

Halkan uga wac Taagero FC Chelsea ah😂👇

FULL-TIME' Ingiriiska & Biljamka ayaa Galay Barbardhac 2-2👏
26/03/2024

FULL-TIME' Ingiriiska & Biljamka ayaa Galay Barbardhac 2-2👏

Hal Erey Ku qeex Da'yarka Lamine Yamal.👇🔥
26/03/2024

Hal Erey Ku qeex Da'yarka Lamine Yamal.👇🔥

🚨Waxa isaga Ciyaarta France VS Netherlands Ku Dhaawacmay Ciyaaryahanka Real Madrid Camavinga.Real Madrid ayaa dhowaan Wa...
26/03/2024

🚨Waxa isaga Ciyaarta France VS Netherlands Ku Dhaawacmay Ciyaaryahanka Real Madrid Camavinga.

Real Madrid ayaa dhowaan Waxay La Ciyaari doonta Kooxda kubada Cagta Man city.

🚨" Adrew Robertson Cabtanka Scotland ayaa Dhaawac uga Baxay Ciyaarta Saxiibtinimo Ee ay la Ciyaarayan N.Ireland.
26/03/2024

🚨" Adrew Robertson Cabtanka Scotland ayaa Dhaawac uga Baxay Ciyaarta Saxiibtinimo Ee ay la Ciyaarayan N.Ireland.

🚨Degdeg":" John Stones ayaa dhaawacLooga saaray Ciyaarta hada socota ee England VS Belguim.
26/03/2024

🚨Degdeg":" John Stones ayaa dhaawacLooga saaray Ciyaarta hada socota ee England VS Belguim.

Address

Erigavo
6926378

Telephone

+252906926378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Foolaad Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share