Waaberi Youth Academy Erigavo -WYA

Waaberi Youth Academy Erigavo -WYA academiyada tababarka iyo kobcinta xirfada kubbadeed ee dhalinyarada waaberi.

Odeyal cusladay
07/04/2022

Odeyal cusladay

Xidhiidhka kubada Cagta Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa tart...
17/01/2022

Xidhiidhka kubada Cagta Somaliland ayaa ku dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa tartanki Somaliland Champion League

Xiddiga kooxda Gashaan Togdheer ee Jibriil ayaa loo caleemo saaray inuu dhaliyay goolkii ugu quruxda badna .... hambalyo hambalyo

Abdifahad ayaa noqday Difaacii bidxedka 3  ee ugu wanaagsanaa Horyaalkii Horyaalada Soomaalilaan. Hambalyo.
17/01/2022

Abdifahad ayaa noqday Difaacii bidxedka 3 ee ugu wanaagsanaa Horyaalkii Horyaalada Soomaalilaan. Hambalyo.

Khadar Raas ayaa noqday Difaacii dhexe 4 ee ugu wanaagsanaa Horyaalkii Horyaalada Soomaalilaan. Hambalyo.
17/01/2022

Khadar Raas ayaa noqday Difaacii dhexe 4 ee ugu wanaagsanaa Horyaalkii Horyaalada Soomaalilaan. Hambalyo.

Hambalyo khalid ahmed ciise logerthem 'best goal keeper Sln Champion
17/01/2022

Hambalyo khalid ahmed ciise logerthem 'best goal keeper Sln Champion

" guul taariikhiya ayey gaadhen kooxda dowlada hoose erigavo .. si gaara 'goolhaye khalid lotherthem cimamada ciyart isa...
08/01/2022

" guul taariikhiya ayey gaadhen kooxda dowlada hoose erigavo .. si gaara 'goolhaye khalid lotherthem cimamada ciyart isaganu kutuurnay

      (Yasiin yamani) mid kamida xidigaha dowlada hoose ee shaqadiisa kasoo dhalaalay '
05/01/2022

(Yasiin yamani) mid kamida xidigaha dowlada hoose ee shaqadiisa kasoo dhalaalay '

"Dowlada hoose ceerigabo"💪💪🙏
04/01/2022

"Dowlada hoose ceerigabo"💪💪🙏

Qalbu difaac Raas ...dowlada hoose cerigabo
07/12/2021

Qalbu difaac Raas ...dowlada hoose cerigabo

 # best player sanaag cup....khalid xanjinho ...
01/12/2021

# best player sanaag cup....khalid xanjinho ...

"Xasuus baa geel lagu xeregeeyaaa" fc kaah
23/11/2021

"Xasuus baa geel lagu xeregeeyaaa" fc kaah

    'shakhsi quluubta bahda sports sanaag kuxardhan 'maskaxdii kadanbeysey first youth academy 'erigavo Mclin'Sxb 'Wayo ...
01/03/2021

'shakhsi quluubta bahda sports sanaag kuxardhan 'maskaxdii kadanbeysey first youth academy 'erigavo
Mclin'Sxb 'Wayo arag 'Dhiiri geliye intaba isugu jira oo aan lawada haysan 'alle haku xafido ustad cumaaro' 🙏🙏🙏🙏💪💪💪

Address

Erigabo

Telephone

+252637777558

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Youth Academy Erigavo -WYA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaberi Youth Academy Erigavo -WYA:

Share

Category