26/05/2026
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Galmudug, mudane ๐๐๐๐๐ข๐๐ข๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐ โ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐โ ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxaa u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Reer Galmudug.
Mudane Baadshaa ayaa Alle uga baryay shacabka Soomaaliyeed in uu ka aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadkana sanadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo bashbash.