HAGAR Stadium Football

HAGAR Stadium Football HAGAR

Congratulations sxpky🎊🎊🎊
21/08/2026

Congratulations sxpky🎊🎊🎊

Wxaa galabta inoo furmay Wadajir leage kaas oo udhaxeeyo 3 team Yaad isleedahy wow kuguleysankaraa Tartankan
26/07/2026

Wxaa galabta inoo furmay Wadajir leage kaas oo udhaxeeyo 3 team Yaad isleedahy wow kuguleysankaraa Tartankan

Dib u Furitaankii galabta iyo CiYaar aad uxiisa badneeyd oo lagu daah furay lbo Team oo adag
25/03/2026

Dib u Furitaankii galabta iyo CiYaar aad uxiisa badneeyd oo lagu daah furay lbo Team oo adag

29/03/2025

Wxaaa Glbta noosoo idlaaday Tartanka Ramadaan cup kaas oo final wada imaadeen Team AC MILAN IYO TEAM TANAAD WXAANA CHANPIONS NOQDY TEAM TANAAD HAMPLYO AYAAN LEENAHY LIKE SHARE MHDSANIDIIN

Teamkan oo ku ciyaarayay mgca   salaam iyo Ayaa Iska xaadiriyay Afar dhamaadka Tartanka Wxeeyna fooda isdaridoonaan Team...
24/03/2025

Teamkan oo ku ciyaarayay mgca salaam iyo

Ayaa Iska xaadiriyay Afar dhamaadka Tartanka

Wxeeyna fooda isdaridoonaan Team AC Milan

Yaad urajeeynee inoow kuguuleysto Tartanka

Ramadaan cup Ee kasocdo Garonka Hagar stadium

WXAA HEER FIICAN NOO MARAYO TARTANKA RAMADAAN CUP CIYAAR ADAG OO GLBTA UDHAXEEYSAY LBO TEAM OO KUKALA CIYAARAYAYAC MILAN...
20/03/2025

WXAA HEER FIICAN NOO MARAYO TARTANKA

RAMADAAN CUP CIYAAR ADAG OO GLBTA U

DHAXEEYSAY LBO TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY

AC MILAN IYO PSG WXAA 8-3 KU adkaty AC MILAN

20/02/2025

WXAA GALABTA NOSOO IDLAADAY TARTAN XIISO

BADAN OO MAALMAHAAN NOOGA SOCDAY

GAROONKA YAAQSHIID EE XFDA WADAJIR KAAS

OO UDHAXEEYAY 3 TEAM OO KUKALA CIYAARAYAY

MGCYADA JUVENTUS INTER AC WXAANA KU

GULEEYSTY TEAMKA INTER MILAN HAMPLO🎉🎊

18/01/2025

Dhalinyarada caanka ah social media oo Dalxiis

Ku joogo D/bulaburte ayaa kulan soodhaweeyn ah

Wxaa loogu sameeyay garoonka Hagar stadium 🏟️

Daawasho wcn

18/12/2024

WXAA GLBTA AFKA CIIDA LOODARAY TEAM MXMED

CABDULLHI WXAANA 3-0 UGA ADKAADAY TEAM

CABDI FITEEX XUSEIN BARRE ⚽️⚽️⚽️

Address

Wadajir
Buulobarde

Telephone

+252615154017

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAGAR Stadium Football posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAGAR Stadium Football:

Shortcuts

Share

Category