Naadiga Buulo

Naadiga Buulo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Naadiga Buulo, Sports Team, Buulo Burte.

27/03/2026

Waxaan u taaganahay Hormumarka Dhallinta Degmada.🙏🙏

Dhallintu waa laf dhabarta bulshada, horumarkooda waa masuuliyaddeena.
27/03/2026

Dhallintu waa laf dhabarta bulshada, horumarkooda waa masuuliyaddeena.

Ogeysiis Muhiim ah.Dhammaan bahda ciyaaraha iyo kooxaha ka dhisan degmada Buulo-burte waxaa lagu war gelinayaa in Garoon...
26/03/2026

Ogeysiis Muhiim ah.

Dhammaan bahda ciyaaraha iyo kooxaha ka dhisan degmada Buulo-burte waxaa lagu war gelinayaa in Garoonka Buulo lagu qaban doono tartan xiisa badan.

Ujeedka tartanku waa is dhexgalka iyo dhiiri gelinta dhallinta degmada.

Wixi faah faahin: 615520668

     Match dayTeam Ileys A: 0Team Hot~Stars: 0     Ileys A: 5  VS.       Hot~Stars: 4    HALBAYO ILEYS A.
23/02/2026




Match day
Team Ileys A: 0
Team Hot~Stars: 0


Ileys A: 5 VS. Hot~Stars: 4

HALBAYO ILEYS A.

          CUPMATHC DAYHambalyo Dhallinta October oo gool ku laad aay guusha ku raacday.
22/02/2026


CUP

MATHC DAY
Hambalyo Dhallinta October oo gool ku laad aay guusha ku raacday.

  Elman: 3 Galbeed: 1
20/02/2026



Elman: 3
Galbeed: 1

  Stadium.
18/02/2026

Stadium.

Waxaa Maanta si rasmi ah loo daah-furay tartanka xiisaha badan ee Ramadaan Cup oo ka bilowday garoonka Buulo Stadium ee ...
18/02/2026

Waxaa Maanta si rasmi ah loo daah-furay tartanka xiisaha badan ee Ramadaan Cup oo ka bilowday garoonka Buulo Stadium ee degmada Buulo-Burte.

Ciyaartii furitaanka waxaa wada ciyaaray kooxaha BUULO~XUDI iyo ANZAL, kulan aad u adag oo soo jiitay taageerayaal badan.

Ugu dambeyn, guusha waxa ay gool ku laad ku raacday kooxda BUULO~XUDI, kaddib markii ay ciyaartu ku dhammaatay barbaro waqtigii caadiga ahaa.

Hambalyo BUULO~XUDI!

17/02/2026

Sameynta Isku Aad~tartanka RAMADAAN CUP ee garoonka Buulo.

~ Waa is dhexgal bulsho-.

Ogeysiis Muhiim ah.Dhammaan bahda ciyaaraha iyo kooxaha ka dhisan degmada Buulo-burte waxaa lagu war gelinayaa in Garoon...
07/02/2026

Ogeysiis Muhiim ah.

Dhammaan bahda ciyaaraha iyo kooxaha ka dhisan degmada Buulo-burte waxaa lagu war gelinayaa in Garoonka Buulo lagu qaban doono tartan xiisa badan laguna magacaabo RAMADAAN CUP.

Ujeedka tartanku waa is dhexgalka iyo dhiiri gelinta dhallinta degmada.

 Ramadaan Cup at Buulo~Stadium.
29/03/2025



Ramadaan Cup at Buulo~Stadium.

Address

Buulo Burte

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Buulo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category