Page kooxda power fc football club

Page kooxda power fc football club Faaqidaada Cayaaraha

12/05/2020

Yaaba heli kara gabadhan

16/08/2019

Jumco Wanaagsan Ilaahy Ayay mahad u Sugnaatay

May Allah give you all muslim your kindnes

Waxaan samaallaya Ciyaartoyda Kooxda Inta Magaca Kooxda Taqaana Inta Taageerta Iyo Dhamaan Kuwa Hormarkayaga Jecel
Muslimniita Gaar Ahaan Soomalida Waan Salamaya Jimcahan Ka Xiga Alla Nabad Qab Haynagu Gaarsiiyo

Hard Game 17 July Yaad Garabka Saaraysa
17/07/2019

Hard Game 17 July Yaad Garabka Saaraysa

Congr Million times wllday Saxbday Mar walba Garabkiina Nahay We are Bower Tean
30/04/2019

Congr Million times wllday Saxbday Mar walba Garabkiina Nahay We are Bower Tean

01/04/2019

Ugu danbayn waxa noo soo Gaba Gaboobay Cup power oo an uga gol lahayn sidii allamitada loo soo xaadiri laha kubada kooxdana ay u dhismi lahayd insha allah isla bari toole waxa aan ka amba qaadi doona meeshii aan dhignay ajandihii h**e waxana bilaabi doona cup kale kamana Caajisayno hormarka kooxda guul iyo gobonimo

16/03/2019

Maanta oo taariikhdu tahay 3/16/2019 malin sabtiya waxaan cayaar saaxiibtinom la Leenahy
Hilaac fc anagoo ah Power fc
Hilaac fc N power fc
Garoonka xabado stadium
Waqtiga 4:45
Guul my team power Insha allah

Maqaamkan maanta ragii soo gaarsiiyay kooxda inaan halkaa Ka sii qaadna Rajaynayna Alla Hanala garab Gale Alla mahadle
14/03/2019

Maqaamkan maanta ragii soo gaarsiiyay kooxda inaan halkaa Ka sii qaadna Rajaynayna Alla Hanala garab Gale Alla mahadle

Mid kamida Udub dhexaadka Kooxda Waa  nin khibrad u  leh  kubada  cagta qofkii ka ag cayaara garanaya tayadiisa
14/03/2019

Mid kamida Udub dhexaadka Kooxda Waa nin khibrad u leh kubada cagta qofkii ka ag cayaara garanaya tayadiisa

Soo dhawaada Welcom To open hand Saxiibayaal kooxdiina cusub ku so dhawaado sayga kooxda muliko iyo goalkeeper kooxda ma...
14/03/2019

Soo dhawaada Welcom To open hand Saxiibayaal kooxdiina cusub ku so dhawaado sayga kooxda muliko iyo goalkeeper kooxda maxamed cali horaa loo soconayaa hormar hiigsi hufnaan iyo hadaf wax ku ooola allxamdulilah alla Mahada iska leh

14/03/2019

Waa bage rasmiga ee kooxda power fc oo ka dhisan gobalka Cayn

Address

Buuhoodle

Telephone

+252636415328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Page kooxda power fc football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category