Maxamed Xaafidka

Maxamed Xaafidka Kusoo Biir Pageka Maxmed Xaafidka Kala Soco Ciyaaraha dalka iyo dunida kale.

30/08/2025

C A A S I M A D D A L A B A A D B U R C O.

29/07/2024

Sidee looga adeegtay suuqa kala iibsiga ciyaartoyga burco.

Koox jawaan lacaga la soo gashay iyo saxeexyo cajiiba Oo dhacay.

(Art of Deffending) Farshaxanka DifaacaπŸ’―πŸ‘Kubbadani waa ciyaartii Galabta Ee garoonka Almzey weeraryahanka kooxda warfaaf...
19/07/2024

(Art of Deffending) Farshaxanka DifaacaπŸ’―πŸ‘

Kubbadani waa ciyaartii Galabta Ee garoonka Almzey weeraryahanka kooxda warfaafinta Mr shaashaale oo kubad gool hayihii la dhaafay ay isku kaliyaysteen Difaaca kooxda Goodir ee Xamse xadaari

Commentiga koowaad ka eeg sida ay kubadaasi ku dhamaatay.

π—πšπŸπ₯𝐚𝐝𝐚 π€π›πšπšπ₯ 𝐌𝐚𝐫𝐒𝐧𝐭𝐚  Horyaalka Horyalada SomalilandSheeka kale oo cawa isku dhamaan doonta!
07/03/2024

π—πšπŸπ₯𝐚𝐝𝐚 π€π›πšπšπ₯ 𝐌𝐚𝐫𝐒𝐧𝐭𝐚 Horyaalka Horyalada Somaliland

Sheeka kale oo cawa isku dhamaan doonta!

16/02/2024

"Kooxdii diyaarada waa laga adkaaday Tii dowga soo martayna way gudubtay"

08/02/2024

Goolkan miyuu yahay Kii Ugu Qurxanaa intii koobka Horyaalka Hoyaaladu socday?

08/02/2024

Een Een kkkk

Waa fariinta kabtanka dowlada hoose ee burco.

Maanta saacadu markay tahay 1:00pm  waxaa jira kulan wayn.Gabiley vs Burco
08/02/2024

Maanta saacadu markay tahay 1:00pm waxaa jira kulan wayn.

Gabiley vs Burco

26/01/2024

"Hadii aad tahay Reer jaamalaaye iyo Badda cagaha gali Ogow Aarka ayaa ciyaarta idinku soo celiyey"

Daawo Goolkii dhimashada ee Galabta Almzey stadium.

16/01/2024

Bal wax ka ogow koobka Africa Ee dhawaan ka bilowday Galbeedka Qaaradda.

Ma sheegi kartaa magacyadooda?
09/01/2024

Ma sheegi kartaa magacyadooda?

30/11/2023

Almzey stadium is not easyπŸ”₯

90+4 Daawo goolka maaliyada Lagaga saaray koobka XKC Ee W.khayraadku dhalisay.

Address

Mediacode348@gmail. Com
Burco
7683

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Xaafidka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category