Baal sports

Baal sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baal sports, Sport & recreation, Burco.

09/02/2025

🚨🥶Liverpool yaa Liverpool

07/02/2025

👌🚨🔴Kooxda Liverpool ee sanadkan waa 🔥🔝
Ciyaartoda waa heersare
Liverpool🌎Fans ❤️
Liverpool FC
Maxamed Khadar Ibraahim Daahir

🚨🔴Joe Gomez: "Waxaan ku dhawaaday inaan ka tago Liverpool xagaagii h**e, xaqiiqdii waxay ahayd mid dhab ah".“Laakiin mar...
11/12/2024

🚨🔴Joe Gomez: "Waxaan ku dhawaaday inaan ka tago Liverpool xagaagii h**e, xaqiiqdii waxay ahayd mid dhab ah".

“Laakiin marwalba diiradaydu waxay ahayd kooxda. Waan ogahay sida aan ugu faraxsanahay inaan halkan joogo. Waxay noqon doontaa 10 sano xagaaga soo socda. Uma qaadanayo wax run ah…”.

Waawaynka  hambalyo
14/08/2024

Waawaynka hambalyo

🚨📸winners man city is a blue sky 🔵👌
10/08/2024

🚨📸winners man city is a blue sky 🔵👌

🚨Solanke aya Tottenham ugu biiray heshiis £55M iyo £10M guno ah .Liverpool aya heli doonto £8M maadama ku lahyd 20% xuqu...
09/08/2024

🚨Solanke aya Tottenham ugu biiray heshiis £55M iyo £10M guno ah .

Liverpool aya heli doonto £8M maadama ku lahyd 20% xuquda xidigan .

🚨📸Barcelona ayaa la wareegtay dani olmoKu qiimee 1-10
06/08/2024

🚨📸Barcelona ayaa la wareegtay dani olmo

Ku qiimee
1-10

🚨🙆‍♂️Julian Alvarez ayaa ugu Dambeybtii ku biiray Kooxda Atletico Madrid Maxa laga filankara.
06/08/2024

🚨🙆‍♂️Julian Alvarez ayaa ugu Dambeybtii ku biiray Kooxda Atletico Madrid

Maxa laga filankara.

Resmi : Ukraine ayaa noqotay wadanka qudha ee taariikhda 4 dhibcod ku hadha  halka kuwo kale ku soo baxeen min 3 dhibcod...
26/06/2024

Resmi : Ukraine ayaa noqotay wadanka qudha ee taariikhda 4 dhibcod ku hadha halka kuwo kale ku soo baxeen min 3 dhibcod cajiib

🔥👌Talent daba weeye kanyar🥇🔴Man of the match.
18/06/2024

🔥👌Talent daba weeye kanyar
🥇🔴Man of the match.

🚨🔥Resmi: waxa la soo saaray liiska isku aad ka premier league  ee furintanka
18/06/2024

🚨🔥Resmi: waxa la soo saaray liiska isku aad ka premier league ee furintanka

🚨🚨🔥Resmiyan : kylian mbabbe ayaa ku biiray kooxda Real Madrid C.F.
03/06/2024

🚨🚨🔥Resmiyan : kylian mbabbe ayaa ku biiray kooxda Real Madrid C.F.

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baal sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share