OGAAL MEDIA

OGAAL MEDIA Qawda maqashi waxna haw qaban 👍

22/05/2026

Garxajis iyo habar jeclo xididay guurkinu guri nagi 👋

21/05/2026

Digir iyo canbulo bay ka so dhargen misay gym so Aden 🙆🏻‍♀️

Guleed dafac oo hada lughiisa ku tagay saldhiga dhexe ee hargysa ✍️
21/05/2026

Guleed dafac oo hada lughiisa ku tagay saldhiga dhexe ee hargysa ✍️

DHIFIQ. Manta wuu kululaday   Inabadan dadku waxay ku edenayen inu dabku ka dhacsanyahay waka saka isago sidi xalay u so...
21/05/2026

DHIFIQ. Manta wuu kululaday Inabadan dadku waxay ku edenayen inu dabku ka dhacsanyahay waka saka isago sidi xalay u so jeeday ku so rawaxay guleed dafac 🙆🏻‍♀️🏃‍➡️🤩

Horta boqor buurmadow ma sawaxilpa mise Kenyan ?
21/05/2026

Horta boqor buurmadow ma sawaxilpa mise Kenyan ?

21/05/2026

Rerki supeer awal sidasa ka sala 🙆🏻‍♀️🤩

Sunta qadaadwyn 🤫
20/05/2026

Sunta qadaadwyn 🤫

Wuxu cunay.  Mashruuci. :  18 may.  250k $Mashruci.   : talaalka bar bara 500k$Mashruci.  : biyo blandhinta saxil 450k$M...
20/05/2026

Wuxu cunay.

Mashruuci. : 18 may. 250k $
Mashruci. : talaalka bar bara 500k$
Mashruci. : biyo blandhinta saxil 450k$
Mashruci. : nabadenta odaysha cerigbo 250k$ oo uu madaxwaynaha ugu so dhiibay

Mashruci. : dawooyinka dumrka isku cadeyan ee badnofada oo uu kooto ku xidhay.

Xasan ogaal. Shaqdiisi h**e waxay ahyd jarista qaadka kabadhada iyo 40 dhahaay. Mantana wa xildhiban xasanad leh oo madawxynaha hos fadhiya

Khadar dhukur dadku waxay ku muran sanyhin. In uu yahay curadka maamo malyun iyo ku xigenka curdka hadapa imisa aya ka w...
19/05/2026

Khadar dhukur dadku waxay ku muran sanyhin. In uu yahay curadka maamo malyun iyo ku xigenka curdka hadapa imisa aya ka wayn bad u malynysa khadar isaga iyo caruurta ay dhashay mamo layuun ?

Xildhibanadan 12:pm habenimo wixi ka dnabeya ayay barta Facebook ku so qorta odhahyo dhaliila. Hadapa dadku badna  qofka...
18/05/2026

Xildhibanadan 12:pm habenimo wixi ka dnabeya ayay barta Facebook ku so qorta odhahyo dhaliila. Hadapa dadku badna qofka sacadaha danbe wx so galiya facebooka waxay u maleyan inu hada ka luq luqday 🥦

DEG DEG faysal abdi bootan oo hada lagu dhex arakay xuska 18 may. Ee ka qabsomay saka casimada haragysa
18/05/2026

DEG DEG faysal abdi bootan oo hada lagu dhex arakay xuska 18 may. Ee ka qabsomay saka casimada haragysa

Address

Burco

Telephone

+252634374891

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGAAL MEDIA:

Share