16/09/2021
Alle ha unaxariistee Ciyaar yahan Guray Karo oo ahaa Kabtankii Gobolka Xaysimo ee Horyaalkii Somaliland ayaa goor dhawayd Laascanood ku geeriyoodey.
Guray Karo ayaa kamid ahaa Ciyaar yahanada ugu saamaynta badan gobolka Sool.
Alle haw naxariisto Marxuumka.
Xigasho : Liibaan Qaran.