08/09/2019
xarunta Burao fitness and beauty center waxay ku haysaa adeeg ku cusub gobolka togdheer tolow waa maxay .waa duugista maka cabanaysaa curuqo xanuun ,caga xanuun, lafa xanuun , amba muruq aad ka bogsanwayday ugu kaalay dawadeeda burao fitness oo aad ka helayso shaqale cafimaad oo ku takhasuusay adeega tuugista yo waliba qalab casriya
hadba center wuxuu ku yaala school candlight waka dhinaca midig kaga dhegsan ama kala xidhidh 0634664912/0634793472