Fc xamiid

Fc xamiid kusoo dhowow Page Rasmiga ah ee Nadiga Facaweyn Fc Xamiid

HAMBALYO SANNAD-GUURADA 66-AAD EE XORRIYADDA DALKEENNAWaxaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ...
30/06/2026

HAMBALYO SANNAD-GUURADA 66-AAD EE XORRIYADDA DALKEENNA

Waxaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay maalintii ay midoobeen gobollada waqooyi iyo koonfurta Soomaaliya, laguna aas-aasay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

21/02/2026

Ramadan CUP Golis 2025-2026 ee Garoonka Saffa
FC RUKUN
1:- Hooshle.
2:- Maajid.
3:-Abdullahi xusen
4:-Tores.
5:-Leeso.
6:- abduwali salad
7:-Turki.
8:-mo xareed.
9:- Faysal.
10:- Sharmake.

Qayb kamid ah Legendska Xaafada Xamiid oo Ku dalxiisay beerta biyaha Ee biyo kulule .Xaarith Mire CaynabSaacid S Suleima...
11/04/2025

Qayb kamid ah Legendska Xaafada Xamiid oo Ku dalxiisay beerta biyaha Ee biyo kulule .

Xaarith Mire Caynab
Saacid S Suleiman
Abdullahi Hooshle
Abdukaadir Caadil Collow

bosaso

Eid mubaarak dhaman family xamiid
31/03/2025

Eid mubaarak dhaman family xamiid

Last juma in Ramadaan ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ุตูŠุงู…ู†ุงูˆู‚ูŠุงู…ู†ุง  โค๏ธ
28/03/2025

Last juma in Ramadaan

ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ุตูŠุงู…ู†ุงูˆู‚ูŠุงู…ู†ุง

โค๏ธ

Fc xamiid RAMADAN CUP GARONKA ABDULLAHI SHIEKHBOSASOFC SAHAL (XAMIID FC) VS FC WAAKUMA           3                      ...
10/03/2025

Fc xamiid
RAMADAN CUP GARONKA ABDULLAHI SHIEKH
BOSASO
FC SAHAL (XAMIID FC) VS FC WAAKUMA
3 1

TARTANKA RAMADAN GOLIS EE GARONKAABDULLAHI SHIEKH BOSASOMAN OF MATCH ABDIXAAFID DHOOMBE
02/03/2025

TARTANKA RAMADAN GOLIS EE GARONKA
ABDULLAHI SHIEKH BOSASO
MAN OF MATCH ABDIXAAFID DHOOMBE

Alxamdulilah koxdu waxay heshay 3 dhibcod o muhim u aha kobka furitanka adegyada shirkada golis
02/03/2025

Alxamdulilah koxdu waxay heshay 3 dhibcod o muhim u aha kobka furitanka adegyada shirkada golis

Hambalyo Bilashada bisha khayr Ee Ramadan Dhamaan muslimiinta meel walba ay jogaan waxan u rajeynayna In Eebe weyne naba...
28/02/2025

Hambalyo Bilashada bisha khayr Ee Ramadan Dhamaan muslimiinta meel walba ay jogaan waxan u rajeynayna In Eebe weyne nabad iyo cafimaad noogu dhameeyo.

Allah ha inaga yeelo kuwii ka faaideysta Acmaasha iyo khayrka bishan barakysan

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ๐Ÿ•‹๐ŸŒ™

Address

Xamiid Bosaso
Bosasso

Telephone

+252906793169

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc xamiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category