S.D.O SERA C

S.D.O SERA C MATALAYAASHA D.SHEERBI S.D.O FOOTBALL CLUP🏁

07/04/2025

Jawi Dalxiis iyo BIYOKULUUL 🏊🌳

Eid mubarak 🌙
29/03/2025

Eid mubarak 🌙

BREAKING NEWS: Eid Al Fitr 1446/2025 is tomorrow: Sunday, 30 March 2025

The Crescent for the month of Shawwal 1446 was SEEN in Saudi Arabia today subsequently tomorrow is the beginning of the month of Shawwal 1446

07/12/2024

New Training kits



🔥⚽️🫡

17/03/2024

Magic Mubarag Jamac BaBa 😱🔥

Magacisa wa   [CARLOZ] 2️⃣ waa dambedka midig ee kooxdaWa xirfadle kubaded oo dhameystiran wana player xushmad badan.waa...
15/02/2024

Magacisa wa [CARLOZ] 2️⃣ waa dambedka midig ee kooxda
Wa xirfadle kubaded oo dhameystiran wana player xushmad badan.
waa player leh kubad daafacasho iyo mid weerarba waana mustaqbalka puntland iyo kan soomaliyaba waxaa ku lenahy horey usoco🫡🙏

🔥

Magacisa waa   kuna magac dheer  ] wa ciyaar yahan khad dhexe ah wa palyer kubda cagta hibo eebe usiiyay. kubadu markay ...
12/01/2024

Magacisa waa kuna magac dheer ] wa ciyaar yahan khad dhexe ah wa palyer kubda cagta hibo eebe usiiyay. kubadu markay lugtiisa kujirta waxa ku raxaysta dhamaan dadka garoonka uso daawasho tagay kuwa tageeraya iyo kuwa kaso horjeedaba, waa ciyaaryahan ay yartahy in laga helo qof sidiisa kubda cagta khadka dhexe umaamula usharaxa uqurxiya waqti xaadirkaan Puntland waana mustaqablak somaliya iyo kan puntland.
Waxa ku lenahy horey usoco🙏🔥🫡

🔥🙏

Magacisa wa   waa dambedka midig e kooxda Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.waa player leh kub...
11/01/2024

Magacisa wa waa dambedka midig e kooxda
Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.waa player leh kubad daafacasho iyo mid weerarba waana mustaqbalka puntland iyo soomaliyaba waxaa ku lenahy horey usoco🫡🙏

🔥

Magacisa wa   kuna magac dheer  Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.Waxaa la dhihi karaa waa gar...
11/01/2024

Magacisa wa kuna magac dheer
Wa xirfadle kubaded o dhameystrin wana player xushmad badan.
Waxaa la dhihi karaa waa garabka midig ee hadda ugu fiican kubbada cagta Puntland.Isagu waa ciyaaryahan jidh ahaan diyaarsan, farsamo heer sare ahna leh sidoo kale isaga waxa uu ku fiican yahay kubbad haynta, waxa uu si qurux badan isugu dubaridi karaa ciyaaraha Waana Xirfadle Dhammaystiran. Waa ku lenahy horey usoco 🙏🔥🫡

🔥

  9️⃣4️⃣waa xirfadle ka ciyaar booska dhexe ee   waa player isku darsadey akhlaaq iyo iyo xirfad wanaag ma dhihi karo pa...
11/01/2024

9️⃣4️⃣waa xirfadle ka ciyaar booska dhexe ee waa player isku darsadey akhlaaq iyo iyo xirfad wanaag ma dhihi karo palayar cid khaas ah ay leedahy lkn Wa halyey u soo baxay gopolka karkaaar iyo deganka sheerbi xirfdle da yar go foward,Teamka oo isku duuban waxay ku leyihiin horey u soco.🫡🔥🙏

🔥

Waxaa bilamaya xusida playerinta teamka La socod wanagsanFav Team🫡 More than clup🙏 🙏
11/01/2024

Waxaa bilamaya xusida playerinta teamka
La socod wanagsan

Fav Team🫡 More than clup🙏

🙏

New season welcom back 🚩TEAM OF DREAM🏳💥
03/06/2023

New season welcom back 🚩

TEAM OF DREAM🏳💥

Address

Bosasso

Telephone

+252905022273

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when S.D.O SERA C posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to S.D.O SERA C:

Share