08/11/2022
Ogaysiis muhiim ah.
Maandeeq Garden waxaay ogaaysiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh, in waqti xaadirkan aay shaqaynayso labada gelin ba. Halka aay awel gelinka dambe oo qudha shaqayn jirtey.
Waxa aad maalintii ka helaysaa quraac, qado iyo dhammaan cunnoyinka fudud. Fadlan ha moogaan fursaddan qaaliga ah.
Maandeeq Garden and Fitness Center