Zaid qayzarka official

Zaid qayzarka official Soomaaliya Nolool iyo Nabad inzha Allh�

25/05/2022
Hello
25/01/2021

Hello

17/10/2020

Good work and Good Relationship

03/04/2018

Gudoomiye Jawaari inuu diido oo ka laabto dhex dhexaadintii uu horay u aqbalay waa ayaan daro, shacabka soomaaliyeedna k**a fileyn Gudoomiyaha hab dhaqan noocaas ah lakiin waa go’aan cadeyn u ah in ay meesha ku jirto gacan sadexaad iyo la taliyayaal danleey ah oo aan ka fekerayn mustaqbalka wadanka iyo dowladnimada.

Sida la xaqiijiyay balantu waxay ahayd in beri oo talaado ah lasoo afjaro khilaafka baarlamanka balse caawa ayaa wax kasta isbedeleen kadib markii ay diidmo ka muujiyeen dhex dhexaadinta garabka uu hogaaminayay Mudane Jawaari

Xalku wuxuu ku jiraa in la wada hadlo oo meel la iska dhigo danta gaarka ah iyo ku xirnaashaha kooxo aan wadin danta dalka, ujeedkooduna yahay in mar kasta dhexda looga jiro qalalaase siyaasadeed iyo khilaaf.

DOWLADNIMADU HA GUULEYSATO!

Xigasho Awale Salat

Aqriso War saxaafadeed si wada jir ah laamaha Ammaanka uga soo saareen kulanka berri ee Xildhibaanada Baarlamaanka Sooma...
03/04/2018

Aqriso War saxaafadeed si wada jir ah laamaha Ammaanka uga soo saareen kulanka berri ee Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ku yeelanayaan Golaha Shacabka kaas oo uu Ajandihiisu yahay Mooshin ka dhanka ah Afhayeenka Baarlamaanka.

Cr7 Wax badan ban ku Eegayay caway II gashayFull time Real Madrid 3:0 Juventus
03/04/2018

Cr7 Wax badan ban ku Eegayay caway II gashay

Full time
Real Madrid 3:0 Juventus

Wixii dhibaato ah ee ka dhaca Baarlamaanka waxaa masuul ka noqonaya Mudane jawhariWaxa Yiri Hadalka Madaxweynaha (Maxame...
03/04/2018

Wixii dhibaato ah ee ka dhaca Baarlamaanka waxaa masuul ka noqonaya Mudane jawhari

Waxa Yiri Hadalka Madaxweynaha (Maxamed C/lahi Farmaajo)

Ari jawi hoose ku duulaya oo so gaaray garaweTollow xage kaso habaaben Ariga 😂..?
03/04/2018

Ari jawi hoose ku duulaya oo so gaaray garawe

Tollow xage kaso habaaben Ariga 😂..?

10/02/2017

Shacabka soomaaliyed wan salamaya meel walbo ay joogan waxana uu rajaynaya dhamantood Nabad iyo Nolool waarta.

Waa captanka xuulka dhalin yarada puntland   wana nin karti uu leeh hoogaminta koox ama qaran somaliyeed illahow barake ...
20/07/2016

Waa captanka xuulka dhalin yarada puntland wana nin karti uu leeh hoogaminta koox ama qaran somaliyeed illahow barake ayan leenhy waxan ka suugnaba waa koobka iyo guulo tarikhiya capitane..

Address

Airport Road
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zaid qayzarka official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category