kaah sports

kaah sports channelkena ku soo biir oo follow dheh
wsxaad ka helaysaa akhbaaraad ku qanciya

Ku Raaxayso DecemberWaxaa jira kulamo aad u adagKulankee baad sugi la'dahay
03/12/2023

Ku Raaxayso December
Waxaa jira kulamo aad u adag

Kulankee baad sugi la'dahay

Sanadkii  2008dii ๐˜พ๐’“๐™ž๐’”๐™ฉ๐’Š๐™–๐’๐™ค ๐™๐’๐™ฃ๐’‚๐™ก๐’…๐™ค ayaa ku guuleystay  Ballon'Dor kiisii ugu horaysayTan iyo markaas, waxaa laga joogaa...
03/12/2023

Sanadkii 2008dii ๐˜พ๐’“๐™ž๐’”๐™ฉ๐’Š๐™–๐’๐™ค ๐™๐’๐™ฃ๐’‚๐™ก๐’…๐™ค ayaa ku guuleystay Ballon'Dor kiisii ugu horaysay

Tan iyo markaas, waxaa laga joogaa 15 sano, ma jiro hal ciyaaryahan oo ka tirsan Premier League oo ku guuleystay abaalmarintaan

Ma filaysaa in mar kale abaalmarintaan la keeno premier league ga?

Manchester united 8 kulan ee u soo socda Meeqa dhibcood baad isleedahay way heli doontaa ?
01/12/2023

Manchester united 8 kulan ee u soo socda

Meeqa dhibcood baad isleedahay way heli doontaa ?

Yaa Hari Doona ? ๐Ÿ†๐ŸซจYaana Soo Bixi doona ?
30/11/2023

Yaa Hari Doona ? ๐Ÿ†๐Ÿซจ
Yaana Soo Bixi doona ?

Bukayo Saka ayaa hadda si toos ah uga qayb qaatay todobo gool oo UEFA Champions League xilli ciyaareedkan, waana in ka b...
30/11/2023

Bukayo Saka ayaa hadda si toos ah uga qayb qaatay todobo gool oo UEFA Champions League xilli ciyaareedkan, waana in ka badan ciyaaryahan kasta โญ๐Ÿ‘

Ma oran karnaa waa world class player?

๐Ÿšจ๐Ÿšจ "Shayaadiinta cas cas ayaa ku fashilmay inay ka badbaadaan cadaabtii Istanbul"... ๐Ÿ˜ˆ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จโฌ‡๏ธGALATASARAY waxay u egtahay i...
30/11/2023

๐Ÿšจ๐Ÿšจ "Shayaadiinta cas cas ayaa ku fashilmay inay ka badbaadaan cadaabtii Istanbul"... ๐Ÿ˜ˆ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จโฌ‡๏ธ

GALATASARAY waxay u egtahay inay Manchester united ka tuurtay usoo bixitaanka champion league ! ๐Ÿฅตโœ…

Manchester United ayaa iska khasaarisay fursad macaan
Ka dib markay ciyaarta ku hogaamiyeen 1-3

Welcome to hell
Waa astaantii ugu waynayd ee garoonka lagu Soo xardhay

Soo qabo taageere Manchester united ah kana aamu

Address

Maqaska
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kaah sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to kaah sports:

Share

Category