22/02/2026
Bismilahi ilaahay ba mahad iska leh waxa noo
Furmaya koobka sanadlaha ah ee Bisha barakeysan ee Ramadan Xafada OTP ooNoo bilabanaya maanta bishu tahay 22/2/2026
udiraya dhamaan bahda Ciyaaraha iyo jilalki h**e iyo jiika cusub ee XAFADA OTP in Ay nagala so qeyb qaatan Koobka.
Waxan ilaahay ka rajeynaya in nabad nogu bilowdo nabana noogu dhamaado i.n