Modnimo fc B Eldahir

Modnimo fc B  Eldahir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Modnimo fc B Eldahir, Sports Team, Eldahir, Bosaso.

22/04/2023

Asc halkan waxaka salmaya dhamaan umada Islamka ☪️ciid wanagsan dhamaan umada islamka meel kasta aay joogto ciid mubaarag

22/03/2023

Hambalyo Hambalyo dhamaan dadak musilimiinta
Kunool calamka waa bishi kherka ramdaan Mubaarag ilhoow nabad noo gu dhamee amiin amiin

Koxdan waa koxda ugu faca ween ceeldaahir waana koxda midnimo fc guul baa rajeenayaan xiliciyaareedka soo socda inshaala...
12/02/2023

Koxdan waa koxda ugu faca ween ceeldaahir waana koxda midnimo fc guul baa rajeenayaan xiliciyaareedka soo socda inshaalah

05/02/2023

Midnimo fc guulesta marwalba💪💪💪💪💪💪💪guul

Waa mid kamida kuwalagaqadariyo kubada cagta xidig tayadiiso aad usareeso waana mid kamida weereyahanada ay koxdu ugu ha...
05/02/2023

Waa mid kamida kuwalagaqadariyo kubada cagta xidig tayadiiso aad usareeso waana mid kamida weereyahanada ay koxdu ugu halista badan waxana
Waxuna uu ciyaara heerka Labaad waxana Lugu magcaaba shaafici warsame faarax(shaafici) wana kooxda cabtankeedi h**e Waxuna sohogaamiyey koxda
Mudo hal sano ah guulo badana waa usoogashay gacanta zxp guul iyo gobonimo marwalba

03/02/2023

Kooxda midniimo

waa playear uu ciyaara koxda midnimo waxuna uga ciyaara boska dhexda waxunaleyahay tayo aad usaresa waxalugumagcaaba moh...
03/02/2023

waa playear uu ciyaara koxda midnimo waxuna uga ciyaara boska dhexda waxunaleyahay tayo aad usaresa waxalugumagcaaba moha ahmeat Jamac (qalawo) zxp guu melwalba tagto

Tiim midnimo fc B waxarajeenaya inan guuleesano marwalba
03/02/2023

Tiim midnimo fc B waxarajeenaya inan guuleesano marwalba

Midnimo  fc  B
03/02/2023

Midnimo fc B

Address

Eldahir
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Modnimo fc B Eldahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category