30/12/2020
Saadaali oo ku guuleyso $100 kulanka adag ee Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 ee u dhaxeeya kooxaha kala ah Galmudug vs Banaadir.
Sharuuddaha:-
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabanto ciyaarta.
F.g: hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya baa abaalmarinta heli doona.
Nasiib Wacan.