P,F,C Puntland football club harfo

P,F,C Puntland football club harfo Kani waa bgeka rasmiga ah ee kooxda P.F.C
Ee kadhisan D.Xarfo ee gobolka mudug


Follow and like

Hambalyo hambalyo  Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Degmada Xarfo  Zakariye Bashiir Faarax ( Lugeeyo )
18/09/2025

Hambalyo hambalyo Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Degmada Xarfo Zakariye Bashiir Faarax ( Lugeeyo )

Puntland football clup  oo galabta garaacday dhigeeda bisha cas Guulo badan gaara dhalinyaro ✌️✊️
26/07/2024

Puntland football clup oo galabta garaacday dhigeeda bisha cas

Guulo badan gaara dhalinyaro ✌️✊️

Waxa bilaabanaya koopka heerka 2aad ee degmada xarfo Kooxda faca wayn ee puntland football club Waxa urajayn guul insha ...
23/07/2024

Waxa bilaabanaya koopka heerka 2aad ee degmada xarfo
Kooxda faca wayn ee puntland football club
Waxa urajayn guul insha allah
Dhamaan playerinta kooxdana waa inay yimaadan traningka ama almiitada ✌️✔️

"Saxiixa Qarniga 1/3/2024" Kooxda faca wayn ee puntlan football club ( P.F.C ) Ayaa  Hashiis calamiya oo 2 Sano ah Kuna ...
03/01/2024

"Saxiixa Qarniga 1/3/2024"
Kooxda faca wayn ee puntlan football club ( P.F.C ) Ayaa Hashiis calamiya oo 2 Sano ah Kuna eg , 2026 lagashay Player-ka da,da yar Abdirishiid cismaan (Busquet) isago uga soo waregay kooxda Bisha cas si, (free deal) ah
.F.C

Guul 👏

NEW LOGO PUNTLAND FOOTBALL CLUB 🙏❤🔐
09/07/2023

NEW LOGO PUNTLAND FOOTBALL CLUB 🙏❤🔐

Puntland football club  we are ready 💪 Waxan dhaman  kooxda puntland  ogaysinayna dhaman asxabta inaan diyaar unahay koo...
07/07/2023

Puntland football club we are ready 💪
Waxan dhaman kooxda puntland ogaysinayna dhaman asxabta inaan diyaar unahay koobka sera B D.Harfo
N:B waxan ogaysis kooban xagn uga gudbinaynayna dhaman playarint
a inay udiyar garowan training koxda

 .Kooxda puntland football club  waxay umadda muslimiinta ah ugu Hambalyaynayaan curashada Bisha barakaysan ee Ramadaan🌙
22/03/2023

.

Kooxda puntland football club
waxay umadda muslimiinta ah ugu Hambalyaynayaan curashada Bisha barakaysan ee Ramadaan🌙

Waxaa socda Dardargalinta iyo isu diyaarinta Hormar cusub ee kooxda Puntland football club  (  P . F . C ) Waxaan saxix ...
06/02/2023

Waxaa socda Dardargalinta iyo isu diyaarinta Hormar cusub ee kooxda Puntland football club ( P . F . C )
Waxaan saxix 2bo sano iyo Bar ah kooxda puntland football club ay lagashay playerka Abdiqafar maxamed Ahmed ( lugta) oo ahaa xidig kooxda uga soo biray Acadamiyada kooxda P.F.C sanadkii laso dhafayna kuso biiray kooxda waxan urajenayna inuu laqaato kooxda Hormar wacan oo wanagsan sodhawaw Bay kuleyihii mamulka kooxda

01/02/2023

JAMA ALI 8️⃣
LIIXI 4️⃣

MAXA KU XASUUSATA LABADAN LAACIP
INTAY JOOGAN KOOXDA P.F.C

JAMAC ALI JAMAC bay kooxdu lagaartay Hashiis 2bo sano ah kas oo kamida playerinta ay kooxdu kusoo biiray seosonka cusbaa...
31/10/2022

JAMAC ALI JAMAC bay kooxdu lagaartay Hashiis 2bo sano ah kas oo kamida playerinta ay kooxdu kusoo biiray seosonka cusbaa 2022 bishii Agosta
Hormar wacan zxp

Ka. Xafiiska kooxda p.f.c 🇸🇱❤🙏

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when P,F,C Puntland football club harfo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category