Tigers Xamdaan Foot Ball Club

Tigers Xamdaan Foot Ball Club ku so dhowow page ka tigers xamdaan��

Tigers Xamdaan Football Club🦁
22/06/2024

Tigers Xamdaan Football Club🦁

21/06/2024

Tigers Xamdaan🦁

Naadiga Tigers Xamdaan Oo Ku Dheelay Garawe {Mire Awaare🏟️} Lana dheelay Naadiga Falamingo Guushuna Raacday  xamdaan 1:0...
21/06/2024

Naadiga Tigers Xamdaan Oo Ku Dheelay Garawe
{Mire Awaare🏟️} Lana dheelay Naadiga Falamingo Guushuna Raacday xamdaan 1:0⚽️💪

Xalay oo Bishu ku beegnayd  15/3/2024 waxa si habsami leh inoo ku Furmay Koobkii sanadlaha oo ahaa oo ay Marti Gelin Jir...
16/03/2024

Xalay oo Bishu ku beegnayd 15/3/2024 waxa si habsami leh inoo ku Furmay Koobkii sanadlaha oo ahaa oo ay Marti Gelin Jirtay Teamka Faca wayn ee *TIGERS XAMDAAN* oo Loo gu Magac daray Ramadaan cup waxaana Ka qayn galaya 8 kooxood waxuuna inoo Ku furmay Bilow qurux badan waxana alle ka rajaynaynaa in uu dhamaad qurux badan leh inoogu dhameeyo Insha allaH❤🏆🤲

Isagu waa dayar cajiiba kana dhela bosishino badan sida -, Rb, Dmf, Cmf, Amf  Lwf Cf  Waa balayar dahabiya Teamkana waxa...
15/12/2023

Isagu waa dayar cajiiba kana dhela bosishino badan sida -, Rb, Dmf, Cmf, Amf Lwf Cf Waa balayar dahabiya Teamkana waxa uu ku soo biiray sanadki tagay 2021 wuxuna usaxiixay Teamka ilaa 2026 Magaciisuna waa Ridwaan oo ku magac dheer (Ronaldinho 🔟)⚽️👏

■Breaking news......■    ZADAAM WARSAME SAID oo Ah Coachka       Tigers Xamdaan oo Loo sameeyay Heshiis Kordhin Muddo 6S...
25/11/2023

■Breaking news......■
ZADAAM WARSAME SAID oo Ah Coachka Tigers Xamdaan oo Loo sameeyay Heshiis Kordhin Muddo 6Sano Ah 2024/2025 Ilaa 2029/2030 Waxaanu Leenahay Hambalyo Xilkaa Laguu Dhiibayna Si Fiican uga soo Bax
CONGRATULATIONS MACALIN 🎊 👏 💐 🥳

Qeybtii labaad ee safarka salaman End/Dhamaad 2023
09/07/2023

Qeybtii labaad ee safarka salaman End/Dhamaad 2023

🤍Dhamaan Tageerasha teamka faca weyn Tigers Xamdaan Foot Ball Club Waxaa ogeysineynaa safarki sanad laha ahaa inuu soo d...
09/07/2023

🤍Dhamaan Tageerasha teamka faca weyn Tigers Xamdaan Foot Ball Club Waxaa ogeysineynaa safarki sanad laha ahaa inuu soo dhamaday si farxad iyo guul leh uu ku soo dhamady aad iyo aad ayaa umahad san tihin tagerayasha teamka❤⚽️🤛

👤Waxaad kamid ahayd Raga noogu qiima wayn teamka tigersxamdaan lkn waqtiga nakala kaxeeyay sxp mar walba garabkeena ahaa...
18/05/2023

👤Waxaad kamid ahayd Raga noogu qiima wayn teamka tigersxamdaan lkn waqtiga nakala kaxeeyay sxp mar walba garabkeena ahaan doonta qalbiyadeena k**a bixi doonto safar salaama bosaaso to canada🥹❤️Doon weheliye by ⚽️

Dhaman umada musliminta mel kasta oo ay joogan Waxaa lenhy Anago isku duban  CIID MUBAARAK  EID MUBAARAK ❤🙋‍♂️ Waxaa far...
20/04/2023

Dhaman umada musliminta mel kasta oo ay joogan Waxaa lenhy Anago isku duban CIID MUBAARAK EID MUBAARAK ❤🙋‍♂️ Waxaa farxd noo ah in aan malinta ciida ah an farxda la qaybsano tageerasha teamka Tigers Xamdaan Foot Ball Club

Kani Ibrahim JoNka wana Mid kami ah playarinta   Xamdaan waxa uuna uga dheela garabka Midig waa kubad qurxiye waa da'yar...
19/04/2023

Kani Ibrahim JoNka wana Mid kami ah playarinta Xamdaan waxa uuna uga dheela garabka Midig waa kubad qurxiye waa da'yar aad ufican kuba cagta ugu bandhiga fiican xilli ciyaaredkan wana mid kam Yahay palyerinta Loowgu jecelyahaY kubada cagta wana kii ugu bandhiga qurux badan Cup Ramadanka waxan kuleenahaY halkaas bandhigada kasiiwad iyo xilli ciyaredkaga quruxda badan🙏❤️⚽️

Waxa cawa lugti 3aad bilabaya kobka labada team ee kala ah Team barazil vs Team Lambr one sadali oo ku guleyso 20$
10/04/2023

Waxa cawa lugti 3aad bilabaya kobka labada team ee kala ah Team barazil vs Team Lambr one sadali oo ku guleyso 20$

Address

Tigers
Bosaso
1000

Telephone

+252906663146

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tigers Xamdaan Foot Ball Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tigers Xamdaan Foot Ball Club:

Share

Category