01/05/2022
Bismilah 🙏
Waxa xalay La Ciyaaray kulanki ZeMi Finalka ee koobka Isdhexgalka Dhalinyarada Xaafada Ee Bisha Ramadan Waxana Wada Ciyaaray⚽🙏
● Lionz M-C-C⚽♥️
●Fc:fardowz
🏟MaandeeQ GardeN⚽
🕓 8:20 pm⚽
Wxy Guuzhu RikooraYaaall ku RaacDaY Lionz M-C-C HamPalYoH♥️⚽🙏