Mubarak A ahmed

Mubarak A ahmed Marcos

Kadib Markii Dominik Szoboszlai Kubad ka Dafay Garsoore Taylor Ayaa Liverpool Ku Dhigay Khalad, Klopp Ayaa Sidaan Uga Fa...
13/08/2023

Kadib Markii Dominik Szoboszlai Kubad ka Dafay Garsoore Taylor Ayaa Liverpool Ku Dhigay Khalad, Klopp Ayaa Sidaan Uga Falceliyay.

Inyar Kadib Klopp Ayaa Afka Gacanta Saartay Si uusan Hadal uga Tagin Maadama Hada uun Uu Ganaax Kasoo Laabtay.

Yaa qadi doona sanadka eplka aragtidada🤨
13/08/2023

Yaa qadi doona sanadka eplka

aragtidada🤨

🇸🇴💙: SOMALIA CHAMPIONSSSS..!!!Waxaa Nasiib U yeelanay inaa Aragno Somali Oo Koob Ku guulaysanaysa, Somalia Oo Aduunka U ...
15/10/2022

🇸🇴💙: SOMALIA CHAMPIONSSSS..!!!

Waxaa Nasiib U yeelanay inaa Aragno Somali Oo Koob Ku guulaysanaysa, Somalia Oo Aduunka U soo Bandhigaysa Awoodeeda

Wiilashaan Somalia Taarikh Ayey U Sameeyeen, Waxayna Ka Wada Farxiyeen Kumanaan Somali Ah oo Wligood Arag Koob Somali Ku guulaysanysa

MAHDSANIDIIIIIN 😭👐❤️❤️❤️

Maxamed Salah idinkaa isku taabtay ee ka xaaxaabiye Hee. 6 daqiiqo ayuu 3 Gool ku dhaliyayLibaaxa idinkaa isku kiciyay e...
12/10/2022

Maxamed Salah idinkaa isku taabtay ee ka xaaxaabiye Hee. 6 daqiiqo ayuu 3 Gool ku dhaliyay

Libaaxa idinkaa isku kiciyay ee isku diyaariya xasuuq. City ayaana ugu horeeyso

Rasmi:: shaxda Liverpool walle waa loo yabaa arsenal Jota waakan
09/10/2022

Rasmi:: shaxda Liverpool walle waa loo yabaa arsenal Jota waakan

Goooaaal! Somalia🇸🇴 (1-0) Tanzania🇹🇿Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.
09/10/2022

Goooaaal!

Somalia🇸🇴 (1-0) Tanzania🇹🇿

Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

SOMALIA vs TANZANIA - SUPER SUNDAyWiilasheena 17-jirada ka yar ayaa maanta la ciyaari doona Tanzania, waa kulan lagu xaq...
09/10/2022

SOMALIA vs TANZANIA - SUPER SUNDAy

Wiilasheena 17-jirada ka yar ayaa maanta la ciyaari doona Tanzania, waa kulan lagu xaqiijinaayo kooxda kusoo baxeysa kaalinta 1-aad ee Group A.

Xiddigaha Xulka Soomaaliya waxey u baahan yahiin guul iney ka gaaraan Tanzania si ay kaalinta 1-aad ugu soo baxaan, waxaana xusid mudan in 2018 ay labadaan xul isku arkeen final-kii koobka CECAFA ee ka dhacay Burundi.

Maxaad u rajeyneysaa xiddigaheena?

Aragtidaada 👇

Walle cunuganaa waNa waala 2 goaal
08/10/2022

Walle cunuganaa waNa waala

2 goaal

7 sano kahor Maanta oo kale ayuu Liverpool Yimid kadibna Taariikh ayuu ka sameeyay oo waa inkaar bixiyay kooxda sida 30-...
08/10/2022

7 sano kahor Maanta oo kale ayuu Liverpool Yimid kadibna Taariikh ayuu ka sameeyay oo waa inkaar bixiyay kooxda sida 30-kii sano ee horyaal la,aanta

Klopp waa cajiib

Mubarak Mubarak A. AhmedMubarak A. Ahmed Ahmed

                 2    1
08/10/2022





2 1



Address

Xingalool
Bosaso
MARCOS

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubarak A ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share