Borama Sports TV

Borama Sports TV Waxaan Astaan u nahay Horumarinta ciyaaraha iyo dhiirigalinta dhalinyarada ee Gobalka Awdal

Hanbalyo Naadiga W Ganacsiga Awdal  oo ku guuleystay Koobka ay martigalisay Xidhiidhka Kubadda Cagta Gabiley ee Galbeed ...
15/07/2022

Hanbalyo Naadiga W Ganacsiga Awdal oo ku guuleystay Koobka ay martigalisay Xidhiidhka Kubadda Cagta Gabiley ee Galbeed Cup kaasi oo ay isugu yimaadeen kooxaha ka dhisan Magaalooyinka Hargeisa, Boorama, Wajaale iyo Gabiley oo iyadu martigalinta lahayd.
Borama Sports TV like share and follow

Raheem Starling muxuu yiri?
15/07/2022

Raheem Starling muxuu yiri?

Kooxaha codsadey in laga joojiyo ciyaartooga tartanada dalalka jaarka ahi waakuwa caasimada ee anaga maaha. Anaga kooxa ...
15/07/2022

Kooxaha codsadey in laga joojiyo ciyaartooga tartanada dalalka jaarka ahi waakuwa caasimada ee anaga maaha. Anaga kooxa borama ahaan arinta kamaanu wada hadal koley gebolada kale aan caasimadu kujirina waa nala mid.

Tartan lagu qabto garoonka Borama waxa noogu dambaysey November 2021 marka ciyaartoogu miyu iska fadhiyaya.

Ayuub King
Borama Sports TV like , share and follow

Naadiga Maaliyada Awdal Zero A
05/08/2019

Naadiga Maaliyada Awdal Zero A

Naadiga dawlada hoose ee borama  Zero A
05/08/2019

Naadiga dawlada hoose ee borama Zero A

Address

Borama Sports
Borama
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Borama Sports TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category