Jordan football club

Jordan football club Jordan football club waa team ka dhisan xafad waynta fardaha 💜💜

Team jordan xoogwayntii💪
22/10/2022

Team jordan xoogwayntii💪

17/10/2022
Waa mid kamid ah dafacyada la hubo ee kahor taga duqaymaha ka imanaya cadawgiisa isaga magaciisu clwaasac ex[casemero]Wu...
07/10/2022

Waa mid kamid ah dafacyada la hubo ee kahor taga duqaymaha ka imanaya cadawgiisa isaga magaciisu clwaasac ex[casemero]

Wuxuu kubada kaga daydaa ama Taageraa carlos casemero😈

Manta waxan la ciyarnay dhigayaga horyaal fc halkaas oo ay na dhex martay ciyaar xamaasadysan Lkn 3dhibcood ilaahay anag...
07/10/2022

Manta waxan la ciyarnay dhigayaga horyaal fc halkaas oo ay na dhex martay ciyaar xamaasadysan

Lkn 3dhibcood ilaahay anaguu nasiiyay guushuna na raacday
Waxan leyahay dhigayaga horyaal waad dadashen I.a kulan Dambe Aya inoo balna I.a

FORCA JORDAN🤜

Address

Fardaha
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jordan football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category