28/08/2026
Fahmi abdirahmaan, Daahir mukhtaar, ibrahim mukhtar, Bare cismaan, Axmed abdimahad, iyo hanad mustafe HambalYo Dhamaantiin waxaan idiinku hambalyaynayaa natiijada fiican eed kala kulanteen examse 8, waxaad ugudubteen marxalad kaloo waxbarasho oo ka culus midii h**e dadaal ayaan idinku ogahay❤️🦁🫡