Godka Stadium ,Shacabka

Godka Stadium ,Shacabka Xalkani Waa Page ka RasmiGa ah ee Garoonka Godka ee Xafada shacabka Waxa kala socon karta
Koob kaste

29/03/2025

Tartanka Horyaalka Xaafada Shacabka ee (Ramadaan shacab leugue) ayaa maanta si habsami leh loogu soo gabagabeeyay garoonka godka stadium
Waxaana madasha xidhitaanka tartanka kasoo qayb galay gudoomiyaha Degmada Sh cismaan Abdisahal cismaan aarayte

Champions 2025 shacab ramadan leagu  Godka stadium.      Casri jet
29/03/2025

Champions 2025 shacab ramadan leagu
Godka stadium. Casri jet

Tartanka Horyaalka Xaafada Shacabka  ee (Ramadaan shacab leugue) ayaa maanta si habsami leh loogu soo gabagabeeyay garoo...
29/03/2025

Tartanka Horyaalka Xaafada Shacabka ee (Ramadaan shacab leugue) ayaa maanta si habsami leh loogu soo gabagabeeyay garoonka godka stadium
Waxaana madasha xidhitaanka tartanka kasoo qayb galay gudoomiyaha Degmada Sh cismaan Abdisahal cismaan aarayte

10/04/2024
10/04/2024

Waxa xalay hotel haldoor ka qabsoontay xaflada xidhatanka horiyaalka xafad waynta shacabka

Waxa shalay lasoo gabagabeyay tartanka bisha ramadan ee garonka godka ee xafada waynta shacabka
10/04/2024

Waxa shalay lasoo gabagabeyay tartanka bisha ramadan ee garonka godka ee xafada waynta shacabka

Waxa si habsami leh u socda koobkii horyaalka ahaa ee xaafad weynta shacabka oo ka socda garoonka godka ee xaafada ku ya...
28/03/2024

Waxa si habsami leh u socda koobkii horyaalka ahaa ee xaafad weynta shacabka oo ka socda garoonka godka ee xaafada ku yaalaa
Waxaa soo xidhmaya wareegii labaad ee koobka
Kooxaha is wajahahy shalay waxay natiijadoodu ahayd
sida tan
Amaani super market[2] vs Digaale Businnes Center[4 ]
Ciyaartii labaad waxa fooda is daray kooxaha kala
ah

shardiid shop [1]vs Durdur m bakery[5]
Horyaalka waxa hogaaaminaysa kooxda ku ciyaaraysa magaca Digaale busines center

Waxa si Rasmiya uga bilaambay Xaafad waynta Shacabka Koobki Bisha ramadaan,Kaaso ka duwan qababki h**e u dhici jiray San...
16/03/2024

Waxa si Rasmiya uga bilaambay Xaafad waynta Shacabka Koobki Bisha ramadaan,
Kaaso ka duwan qababki h**e u dhici jiray Sanadkan.

Sanadkan Waxa Loo dheelaya Qaab Horyaal kaaso ka dhexeeya 4 kooxood oo kala ah,
π™Žπ™π™–π™§π™™π™žπ™žπ™™ π™π™šπ™–π™’ .
π˜Όπ™’π™–π™–π™£π™ž π™π™šπ™–π™’.
𝘿π™ͺπ™§π˜Ώπ™ͺ𝙧 π™π™šπ™–π™’.
π˜Ώπ™žπ™œπ™–π™–π™‘π™š π™π™šπ™–π™’.

Waxa Wada Dheelay Furitaanki Koobka..

𝘿π™ͺπ™§π˜Ώπ™ͺ𝙧 4 : 3 π˜Όπ™’π™–π™–π™£π™ž
π™Žπ™π™–π™§π™™π™žπ™žπ™™ 4 : 1 π˜Ώπ™žπ™œπ™–π™–π™‘π™š

𝙠𝙖𝙑𝙖 π™Žπ™Žπ™€π™˜π™€π™¬π™žπ™­π™ž π™¬π™–π™§π™—π™žπ™­π™žπ™£π™– 𝙓𝙖𝙑𝙠𝙖𝙣..πŸ‘‹πŸ»πŸ”₯πŸ†

Champion of 2023 Amaani Super market…
21/04/2023

Champion of 2023
Amaani Super market…

Address

Borama

Telephone

+252636203838

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Godka Stadium ,Shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category