Naadiga j.shacab borama

Naadiga j.shacab borama 0633204233numberkan kan kala xidhiidh maamulka teamka

NAADIGA SHACAB cf OO VISIT KU TEGEY MAGALADA JIG JIGA ๐Ÿค๐ŸŸ๏ธ๐Ÿ™Insha alaah h**e loo soconaysaah โšฝ๐ŸฉธโœŠ
22/11/2025

NAADIGA SHACAB cf OO VISIT KU TEGEY MAGALADA JIG JIGA ๐Ÿค๐ŸŸ๏ธ๐Ÿ™

Insha alaah h**e loo soconaysaah โšฝ๐ŸฉธโœŠ

11/11/2025

NAADIGAH SHACAB CF OO MARKII SADEXAAD YIMI FINALKA KOOKA HEERKA 3AAD EE MAGALADA BOORAMA ๐Ÿ™๐Ÿ†

LABO JEER EE H**E KU GUULESTEY KOOBKAAS IMIKANA FINAL IZKA XAADIRIRYEY INSHA ALAAH INAAN KU GUULESANO KOOBKA RAJEENAYNAAH๐Ÿ™๐Ÿ†

31/10/2025

SHACAB CUP OD HEEEKA 4AAD OO
LAGU QABTAY ZAKI STADIUM KAAS OO AY DHIGEEN NAADIGA SHACAB CF KAAS OO MARAYAH MEEL FIICAN ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ†๐Ÿ™

29/10/2025
29/10/2025

SHACAN CF IN XASLEY CUP
MAXAAD NOO RAJENAYSAAHโœŠ๐Ÿค๐Ÿ†

18/04/2025

Zaki zon. Ku Soo dhawoow Naadiga SHACAB CF

Halkan waa halkagii insha alaah inaa guulo badan Nala gaadhid rajeynayaah

Welcome mar labaad zxp ๐Ÿ™โ™ฅ๏ธ

Naadiga SHACAB CF Kuwa mar kasta guulestay oo gusha la zaxiib ah INSHA ALAAH h**e loo soconyaaah๐Ÿค๐Ÿ’ช๐Ÿ†
18/04/2025

Naadiga SHACAB CF

Kuwa mar kasta guulestay oo gusha la zaxiib ah
INSHA ALAAH h**e loo soconyaaah๐Ÿค๐Ÿ’ช๐Ÿ†

12/04/2025

Wakhtiga damashaadka iyo

Naadiga SHACAB CF โšฝ๐Ÿ†๐Ÿ’ช

11/04/2025

Wakhtiga fasaxa IYO NAADIGA SHACAB CF ๐Ÿ–๏ธ๐Ÿ–๏ธ

WAXAAN URAJNAYNAA NAFTAYADA IYO TEAMKAKA KALEBA INAY ZII WADA HORUMARINTA KUBAD CAGTA WYOO KUBADA CUGTU WAA IZ DHEX GALKA DHALINYARAD

NAADDIG SHACAB CF WAXAAN LEENAHAY HALKAAS IYO MEEL KA SAREESAH ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ชโšฝ๐Ÿ†

Jan/6/2025 zanada cusub Iyo Tariikh cusub Naadiga j.shacab borama  oo idin leh zanada Cafimad qaba insha Zanadkan NAADIG...
06/01/2025

Jan/6/2025 zanada cusub Iyo Tariikh cusub Naadiga j.shacab borama oo idin leh zanada Cafimad qaba insha Zanadkan

NAADIGA LOOGA BAAHANYAHAY Tacab iyo juhdu faro badan zaad nooga barateen Ee caadada ahayd ๐Ÿ’ชโค๏ธ

Happy New year insha kana ilahay ha ka dhigo zanadkeni l โšฝ๐Ÿ”ฅโš’๏ธ

Address

Borama

Telephone

+252633204233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga j.shacab borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category