Mohamed Abdilaahi Ali

Mohamed Abdilaahi Ali Writer, poutery man, Trainer and Islamic Motivational Speaker.

Hakis Billa wacan oo wanaagsan wadartiinba Jaallayaal.Iinsha Allah Maanta Iyo Khudbada Jimcaha.
04/09/2026

Hakis Billa wacan oo wanaagsan wadartiinba Jaallayaal.

Iinsha Allah Maanta Iyo Khudbada Jimcaha.

(HAMMI) ABWAAN RAAGGE UGAAS.Gabaygan waxaa Tiriyay Alle wayne Ha u Naxariisto Abwaankii Qiimaha lahaa ee Raage ugaas wux...
01/09/2026

(HAMMI) ABWAAN RAAGGE UGAAS.

Gabaygan waxaa Tiriyay Alle wayne Ha u Naxariisto Abwaankii Qiimaha lahaa ee Raage ugaas wuxuu abwaanku ku Kaga Hadlayaa arimo Cajiib ah oo Duruus Muhiim ahi ku jirraan,Wax badana Lagala soo dhex baxi karrayo.

1.Xalay Isniintii waxaa i helay toban umuuroode
2.Asal gama'na ways idhi hurdana uurka k**a seexan
3.Indhahana makala qaadihayn, aragna way muuqday
4.Afka k**a dhawaaaqayn hadana, aamus ma aan yeelan
5.Ogaan uma qoslayn oo hadana, iligyaday muuqday
6.Aradkana dad kuma weheshanayn, ururna waan joogay
7.Albaabada dibada baan ka iil, aqalna waan jiifay
8.Istanbuuli cadar layma marin, udugana waydaaray
9.Oon baa idilay oo biyaan ku agwareegaayay
10.Onkod iyo hilaac roobna waa, nagu itaaleeyay
11.ufo dhibicdu may wadin hadana, ooduhuu lulayay
12.Awaartii manabin oo hadana, wuu anfacay kaynta
13.Anfariir xaluunbaan hurdada oog la sookacaye
14.Ilinkaan talaabada ku waday, kol aabaarahaaye
15.Meeshaan abaarada kutago, aakhir bal aan eego

Nin wallow Waxaad Kalla dhex baxday waa maxay?

29/08/2026

Wakhtiga Fitanka Iyo sida looga Badbaado.

13/08/2026

Hakis Billa wacan oo wanaagsan Iinsha Allah Barri iyo Khudbada jimcaha Hadduu Alle Wayne Aqballo.

Writer, poutery man, Trainer and Islamic Motivational Speaker.

Address

Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdilaahi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdilaahi Ali:

Shortcuts

Share

Category